GOLAHA MAHIIGAAN

GOLAHA MAHIIGAAN Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from GOLAHA MAHIIGAAN, Cultural Center, Garowe.

Golaha hiddaha, dhaqanka iyo suugaanta ee Mahiigaan waxa uu u taagan yahay ilaalinta, dhawridda, kobcinta iyo kor u qaadista wax walba oo la xiriira waxyaabaha magiciisa ku cad.

GOLAHA MAHIIGAAN waxa uu ka tacsiyaynayaa geerida ku timi Abwaan Cumar Maxamuud Xasan (Shoombe). Rabbi ha u naxariisto A...
08/05/2026

GOLAHA MAHIIGAAN waxa uu ka tacsiyaynayaa geerida ku timi Abwaan Cumar Maxamuud Xasan (Shoombe). Rabbi ha u naxariisto Abwaanka ehelkiisii iyo guud ahaan bahda suugaanta Soomaaliyeed ee uu ka baxayna samir iyo iimaan ha ka siiyo.

Golaha Mahiigaan waxa uu ka tacsiyeynayaa geerida ku timi Abwaan Yuusuf-suusle. Alle ha u naxariisto abwaanka ehelkii uu...
15/02/2026

Golaha Mahiigaan waxa uu ka tacsiyeynayaa geerida ku timi Abwaan Yuusuf-suusle. Alle ha u naxariisto abwaanka ehelkii uu ka tegey iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxayna samir iyo iimaan Rabbi ha ka siiyo.

26/12/2025

GOLAHA MAHIIGAAN

Alle Mahaddii, Habeenkii xalay ahaa waxaa noo qabsoomay barnaamjkii Mahiigaan iyo Habeenka Maansada oo uu marti ku ahaa ...
26/12/2025

Alle Mahaddii, Habeenkii xalay ahaa waxaa noo qabsoomay barnaamjkii Mahiigaan iyo Habeenka Maansada oo uu marti ku ahaa Abwaan Jaalle Indhageelle.
Waxa uu ahaa bandhig suugaaneed xiiso leh.

Waxaan mahadballaaran u celinaynaa Mudane Mohamed Omar , Jaamacadda University of Bosaso - Garowe qaybta daraasaadka sare, Madasha Musdambeed iyo dhammaan bulshadii ka soo qayb gashay.

24/12/2025

Waxaa sharaf weyn noo ah in aan Garowe ku soo dhaweynno Abwaan Jaalle Indhageelle.
Haddii Alle idmo, Abwaanku waxa uu suugaantiisa qayb kamid ah iyo waaya-aragnimadiisa nagula wadaagi doonaa barnaamijka iyo habeen dame.

22/12/2025
Golaha Magiigaan waxaa sharaf u ah in aan bulshada ku dhaqan Garowe ku martiqaadno gorfeynta Suugaanta Abwaan Indhageell...
21/12/2025

Golaha Magiigaan waxaa sharaf u ah in aan bulshada ku dhaqan Garowe ku martiqaadno gorfeynta Suugaanta Abwaan Indhageelle.

31/05/2025

Abwaan Axmad Kilwe oo jeediyey qayb ka mid ah suugaantii AHUN Abwaan Yuusuf-Yamayam.

Taallada xasuuseed nin mudan taako muu heline
Taakulo lasiiyiyo ka daal taa anaa geya e
Haddii aan tacliin loo lahayn tacaddi weeyaane.

31/05/2025

Guddoomiye ku xigeenka Jaamacadda Bosaso Fowsiya Cabdullaahi Cilmi oo ka sheekaysay taariikhdii iyo xusuusihii waxbarasho iyo shaqo ee AHUN Abwaan Yuusuf Cabdiraxmaan Jaamac (Yamyam).

31/05/2025

Qorane Ahmed Shire oo ka sheekaynaya Sooyaalkii AHUN Abwaan Yuusuf-Yamyam.

30/05/2025

Address

Garowe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when GOLAHA MAHIIGAAN posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Establishment

Send a message to GOLAHA MAHIIGAAN:

Share