Waano Iyo Waxsan.

Waano Iyo Waxsan. Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Waano Iyo Waxsan., Art, Eyl.

Jimco wanaagsan xagee nakala socota?Page soo booqo πŸ‘‡πŸ‘‡Abbas Ahmed Adam
14/01/2022

Jimco wanaagsan xagee nakala socota?

Page soo booqo πŸ‘‡πŸ‘‡

Abbas Ahmed Adam

Bosaaso saan mesan mudneen waxaan u rajeynaya nabad galyo waarto idin alle.Shacabka aan wax galabsan haloo turo.
23/12/2021

Bosaaso saan mesan mudneen waxaan u rajeynaya nabad galyo waarto idin alle.

Shacabka aan wax galabsan haloo turo.

Innalilaahi wa inna ilyhi raajicuun Waxaan uga tacsiyeenayaa Geerida mariam dhamaan ehelkeeda gaar ahaan hooyadeed iyo s...
22/12/2021

Innalilaahi wa inna ilyhi raajicuun
Waxaan uga tacsiyeenayaa Geerida mariam dhamaan ehelkeeda gaar ahaan hooyadeed iyo sxbkeed Dr Abdallah Abdelrazak. Oo ay dhawaan nolosha ku midoobi rabeeen
Dr abdalla waxaan alle kaaga baryaaya badal kheyrqaba insha allah 😭πŸ₯Ί

πŸ“EYL,  ,  πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ“Έ fadhayeLike this pages πŸ‘‡Waano Iyo WaxsanAbbas Ahmed Adam
15/12/2021

πŸ“EYL, , πŸ‡ΈπŸ‡΄

πŸ“Έ
fadhaye

Like this pages πŸ‘‡
Waano Iyo Waxsan
Abbas Ahmed Adam

Subax Wanaagsan Muqdisho Somalia.
11/12/2021

Subax Wanaagsan Muqdisho Somalia.

Tallaabooyinka qaar dhibaatadii h**e ayay mid hor leh kuugu dartaa!Sida la sheegay, ninkani wuxuu iskasoo tuuray dabaq d...
09/12/2021

Tallaabooyinka qaar dhibaatadii h**e ayay mid hor leh kuugu dartaa!

Sida la sheegay, ninkani wuxuu iskasoo tuuray dabaq dheer dushiisa si uu isku dilo deymaha lagu lahaa oo fara badan darteed ..

Wuxuu kusoo kor dhacay gaari BMW ah mana uusan dhimanin

Waxaa lagu xukumay inuu bixiyo qiimihii gaariga, iyo dabcan deymihii lagu lahaa πŸ˜…







Mogadishu Somalia.
09/12/2021

Mogadishu Somalia.

Waxaa lasoo gaaray 10 kii dambo ee Bisha barakeeysan ee Ramadan. Dhalinyarada Mutadawacinta Soomaliyed ee   waxeey Marka...
04/05/2021

Waxaa lasoo gaaray 10 kii dambo ee Bisha barakeeysan ee Ramadan. Dhalinyarada Mutadawacinta Soomaliyed ee waxeey Markale isku diyaarinayan Barnamijka Ciidsiinta.

Barnamijka oo ah Barnamij loogu Talagalay in looga Farxiyo Caruurta Danyarta ah ee aan heeysan Dharka Ciida ayaa Sanadkii 5aad oo xiriir ah aan fulin doona.

Fadlan Nagu Caawi oo ka qeeyb qaado Farxada caruurta Danyarta ah Adigoo kusoo hagaajinaya wixi aad Awoodo Akoonada Tabaruucada ee SOYVDA:-

β€’ Evc-plus :- +252 612931919/ +252 612931920
β€’ Dahabshil Bank:- 104107260
β€’ Premier bank:- 020300571001
β€’ I.B.S :- 0023569301840011
β€’ Salam Bank:- 31968669.
β€’ Amana Bank:- 10111541688

Mahadsanidiin πŸ™πŸΎ

24/08/2020

Way ii dhiman tahay Ducada la duceeyo mid kasameen badan kana qushuuc badan midaan camal Waa Ducooyin wax badan soo koobay.

Aamin aamin aamin.

.

31/12/2019
19/10/2019

Aan caawino Walalkeena Dhibanaha Ah

Address

Eyl

Telephone

0616092030

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Waano Iyo Waxsan. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Establishment

Send a message to Waano Iyo Waxsan.:

Share

Category