Galmudug Got Talent

Galmudug Got Talent Galmudug Got Talant

18/05/2022

Galmudug Got Talent Cominsoon

02/03/2022

Galmudug Got Talent waa barnaamij lagu soo bandhigayo Hibada iyo Hal-abuurka dahsoon ee jiilka cusub ee galmudug si loo helo hal abuure wacan, heesaa hallaasi ah iyo jilaa fiican.


hamigaaga faneed

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Galmudug Cabdiwali Jama Barre oo uu wehlinaayo Guddoom...
02/03/2022

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Galmudug Cabdiwali Jama Barre oo uu wehlinaayo Guddoomiyaha Golaha Abwaanada Xirsi Dhuux Yuusuf ayaa Dhusamareeb ka furay tartanka Hibada Iyo Hal-abuurka oo lagu bixinaayo Abaal-gudka .

Ujeedka barnaamijka ayaa ah soo-bandhidiga hibada iyo Hal-abuurka dahsoon ee jiilka cusub ee Galmudug; si loo helo hal abuure wacan, heesaa hallaasi ah iyo jilaa fiican.

Wasaaradda ayaa barnaamijka ku maamusaysa Abwaan Cabdikariin Faarax Qaareey oo dhawaan geeriyooday;iyadoo tartamayaashu ku tijaabinayaan codkooda heesihii hirgalay ee Abwaan jiir.

Gunaanudka barnaamijka ayaa lasoo bandhigayaa diwaanka heesihii uu codka u sameeyey abwaanku tan & 1970kii.

Tartanka Hibadda iyo Hal-abuurka Waa Fursad ay Dhallinyarada Galmudug ku soo bandhigi doonaan Hibada iyo hal-abuurkooda ...
20/08/2020

Tartanka Hibadda iyo Hal-abuurka Waa Fursad ay Dhallinyarada Galmudug ku soo bandhigi doonaan Hibada iyo hal-abuurkooda gaarka ah, haddaba ka qeybgal, soona bandhig hibadaad faneed.



WARGELIN:- Ma tahay Hal-abuure Suugaaneed, ama Heesaa cod hallaasi ah ?Hibo gaar ah ma leedahay?Haddii kale, Maku wanaag...
19/06/2020

WARGELIN:- Ma tahay Hal-abuure Suugaaneed,
ama Heesaa cod hallaasi ah ?
Hibo gaar ah ma leedahay?
Haddii kale, Maku wanaagsantahay Ciyaaraha Hiddaha iyo Dhaqanka?
Haddii ay jawaabtaadu HAA tahay Ka qeybgal:- Bandhigga Hibadda iyo Hal-Abuurka Galmudug oo lagu qaban doono Galmudug.

Address

Wadada 21
Dusa Mareb

Telephone

615583701

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Galmudug Got Talent posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Establishment

Send a message to Galmudug Got Talent:

Share