Xarunta Dhaqanka ee Galmudug

Xarunta Dhaqanka ee Galmudug Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xarunta Dhaqanka ee Galmudug, Arts & Crafts Store, Dhuusamarreeb.

Galmudug Cultural Center
———————————————

Xarunta Dhaqanka ee Galmudug waa xarun cilmi baaris iyo waxbarasho taas oo hormarisa hiddaha iyo dhaqanka guud ahaan bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan bulshada Galmudug.

𝟐𝟔-𝐤𝐚 𝐉𝐮𝐧𝐞!Xarunta Dhaqanka ee Galmudug waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta...
26/06/2026

𝟐𝟔-𝐤𝐚 𝐉𝐮𝐧𝐞!

Xarunta Dhaqanka ee Galmudug waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, munaasabadda 26-ka Jun.




𝐂𝐢𝐢𝐝 𝐖𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧.EID MUBARAK.🌙Waxaan dhammaan ummadda Soomaaliyeed meel walba oo ay dunida ka joogaan ugu hambalyaynayaa m...
26/05/2026

𝐂𝐢𝐢𝐝 𝐖𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧.

EID MUBARAK.🌙

Waxaan dhammaan ummadda Soomaaliyeed meel walba oo ay dunida ka joogaan ugu hambalyaynayaa munaasabadda Ciidul Adxaa.



Hambalyo Hambalyo Dhammaan Dhallinyarada Soomaaliyeed.Maalinta 15-ka May waa maalin qiimo weyn u leh dhallinyarada Sooma...
15/05/2026

Hambalyo Hambalyo Dhammaan Dhallinyarada Soomaaliyeed.

Maalinta 15-ka May waa maalin qiimo weyn u leh dhallinyarada Soomaaliyeed. Maalin xusuus iyo dhiirrigelin u ah doorka dhalinyaradu ku leeyihiin horumarka dalka.

Hambalyo dhammaan dhallinyarada Soomaaliyeed.

Dhalinyaradu waa laf-dhabarta bulshada, rajada berri, iyo xoogga dhisaya Soomaaliyada cusub.

Waxaan u rajeynaynaa mustaqbal ifaya, midnimo, aqoon, iyo guulo waaweyn.

EID MUBARAK.🌙Waxaan dhammaan ummadda Soomaaliyeed meel walba oo ay dunida ka joogaan ugu hambalyaynayaa munaasabadda Cii...
19/03/2026

EID MUBARAK.🌙
Waxaan dhammaan ummadda Soomaaliyeed meel walba oo ay dunida ka joogaan ugu hambalyaynayaa munaasabadda Ciidul-Fidriga.

📚 4 Maalmood Ayaa Ka Haray!Bandhigga Buugaagta Galmudug Halku-dhigga sanadkaan waa:“𝗦𝗮𝗵𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗱𝗼𝗼𝗿𝗸𝗮 𝗮𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀-𝗾𝗼𝗿𝗶𝘀𝘁𝗮, 𝘀𝘂𝘂𝗴𝗮...
27/12/2025

📚 4 Maalmood Ayaa Ka Haray!
Bandhigga Buugaagta Galmudug

Halku-dhigga sanadkaan waa:
“𝗦𝗮𝗵𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗱𝗼𝗼𝗿𝗸𝗮 𝗮𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀-𝗾𝗼𝗿𝗶𝘀𝘁𝗮, 𝘀𝘂𝘂𝗴𝗮𝗮𝗻𝘁𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗳𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗲𝗲 𝗱𝗵𝗶𝘀𝗺𝗮𝗵𝗮 𝗻𝗮𝗯𝗮𝗱 𝘄𝗮𝗮𝗿𝘁𝗮 𝗲𝗲 𝗗𝗼𝘄𝗹𝗮𝗱 𝗚𝗼𝗯𝗼𝗹𝗲𝗲𝗱𝗸𝗮 𝗚𝗮𝗹𝗺𝘂𝗱𝘂𝗴”.

📢 Bandhigga Buugaagta ee Galmudug 2025.Halku-dhigga sanadkaan waa:“𝗦𝗮𝗵𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗱𝗼𝗼𝗿𝗸𝗮 𝗮𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀-𝗾𝗼𝗿𝗶𝘀𝘁𝗮, 𝘀𝘂𝘂𝗴𝗮𝗮𝗻𝘁𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗳𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗲𝗲...
26/12/2025

📢 Bandhigga Buugaagta ee Galmudug 2025.
Halku-dhigga sanadkaan waa:
“𝗦𝗮𝗵𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗱𝗼𝗼𝗿𝗸𝗮 𝗮𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀-𝗾𝗼𝗿𝗶𝘀𝘁𝗮, 𝘀𝘂𝘂𝗴𝗮𝗮𝗻𝘁𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗳𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗲𝗲 𝗱𝗵𝗶𝘀𝗺𝗮𝗵𝗮 𝗻𝗮𝗯𝗮𝗱 𝘄𝗮𝗮𝗿𝘁𝗮 𝗲𝗲 𝗗𝗼𝘄𝗹𝗮𝗱 𝗚𝗼𝗯𝗼𝗹𝗲𝗲𝗱𝗸𝗮 𝗚𝗮𝗹𝗺𝘂𝗱𝘂𝗴”.

18/11/2025

Cabdirisaaq Xasan Jidhi, oo ah qoraaga buugaagta Bilan, 707 Xikmadood iyo Aleel, ayaa sharraxaad kooban ka bixinaya buuggiisa Aleel, oo uu ku soo bandhigay sooyaalkii iyo suugaantii abwaan Barre Maxamed Fiidow (Leento) — mid ka mid ah haldoorrada suugaanta Soomaaliyeed.

Buuggu wuxuu iftiiminayaa hal-abuurka, fekerka iyo kaalinta uu Leento ku lahaa kobcinta dhaqanka iyo suugaanta, isaga oo akhristaha u sahlaaya in uu si qoto dheer u fahmo nolosha iyo dhaxalka suugaaneed ee abwaanka.

18/11/2025
Xarunta Dhaqanka ee Galmudug  waxay xusaysaa maalinta caalamiga ah ee nabadda, taas oo na xusuusinaysa muhiimadda ay lee...
21/09/2025

Xarunta Dhaqanka ee Galmudug waxay xusaysaa maalinta caalamiga ah ee nabadda, taas oo na xusuusinaysa muhiimadda ay leedahay wadajirka, is-ixtiraamka, iyo dhisidda bulsho nabadeed. 🤝🕊️

𝐈𝐧𝐭𝐞𝐫𝐧𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧𝐚𝐥 𝐏𝐞𝐚𝐜𝐞 𝐃𝐚𝐲 – 𝟐𝟏 𝐒𝐞𝐩𝐭𝐞𝐦𝐛𝐞𝐫





Jimco Wanaagsan
18/09/2025

Jimco Wanaagsan

Address

Dhuusamarreeb

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xarunta Dhaqanka ee Galmudug posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share