Hooyga Sports

Hooyga Sports Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hooyga Sports, Bosaso.

Ciidanka Dabdamiska Somaliland oo kudhow inay xakameyaan fidida dabka.
02/04/2022

Ciidanka Dabdamiska Somaliland oo kudhow inay xakameyaan fidida dabka.

DOWLADA SUCUUDIGA ayaa ku dhawaaqday in dalkeeda laga arkay bishii Ramadaan barina ay tahay soon
01/04/2022

DOWLADA SUCUUDIGA ayaa ku dhawaaqday in dalkeeda laga arkay bishii Ramadaan barina ay tahay soon

Ilyaas Cup galkacayo kulanka k**a danbaystawaxa isaga hor imaanaya Galabta CHH FC Vs SHAAM PLUS     final
01/04/2022

Ilyaas Cup galkacayo kulanka k**a danbaysta
waxa isaga hor imaanaya Galabta
CHH FC Vs SHAAM PLUS final

Wafdi uu hogaminayo guddoomiye xigenka XSKC oo ka qayb galay shirweynaha FIFA.Wafdi xiriirka Kubbadda cagta Soomaaliya a...
01/04/2022

Wafdi uu hogaminayo guddoomiye xigenka XSKC oo ka qayb galay shirweynaha FIFA.

Wafdi xiriirka Kubbadda cagta Soomaaliya ayaa maanta ka qayb galay shirweynaha xiriirka Kubbadda cagta aduunka ee FIFA.

Wafdiga oo ka koobnaa guddoomiye ku xigenka xiriirka Cabdullahi Shiikh Nuur, xubin guddiga fulin Cumar Maxamuud Nuur (Muganbe) iyo xoghayaha xiriirka Kubbadda Soomaaliya Yusuf Muxiyadin Axmed.

SWIRO:-Magaalada Garoowe waxa ku soo dhamaaday tartanka is dhexgalka xaafadaha Caasimada Puntland.HOOYGA SPORTS
01/04/2022

SWIRO:-Magaalada Garoowe waxa ku soo dhamaaday tartanka is dhexgalka xaafadaha Caasimada Puntland.

HOOYGA SPORTS

Address

Bosaso

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hooyga Sports posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share