Hon Abdirahman Gaashan

Hon Abdirahman Gaashan cawaale aadan

09/05/2023

Waraysi aan siyay tiviga sahal capal

09/05/2023
Musharrax Xildhibaan Abdirahman Gaashan oo Ah Musharrax Golaha Deegaanka Degmada Boosaaso kana sharraxan Urur Siyaasadee...
08/05/2023

Musharrax Xildhibaan Abdirahman Gaashan oo Ah Musharrax Golaha Deegaanka Degmada Boosaaso kana sharraxan Urur Siyaasadeedka sincad.

Fadan Muwaadin, u codee Ururka Siyaasadeedka Sincad.
Urur siyaasadeedka Sincad
waa Horseedka Horumarka Bulshada.

04-May-2023. BOSASOWaxaan xalay ku soo dhoweeyay xafiiska Urur Siyaasadeedka Sincad  gobolka barri Murashax xildhibaan G...
06/05/2023

04-May-2023. BOSASO

Waxaan xalay ku soo dhoweeyay xafiiska Urur Siyaasadeedka Sincad gobolka barri Murashax xildhibaan Golaha deeganka degmada bosaso mudane ABDIFITAH SHANLE oo safar dibada ku maqnaa,
Waxana ku soo dhoweyay Madax kamida golaha fulinta iyo Gudoonka gobolka barri ee urur siyaasadeedka sincad iyo xubno ka mida murashaxiita xildhibaan ee golayasha degaanka degmada bosaso ee urur siyaasadeedka sincad
Iyo hawl wadeenada xafiiska sincad,

Urur siyaasadeedka SINCAD
waa hormuudka horumarka bulshada.

30/04/2023

Cabdiraxmaan Jaamac Yaasiin "Musharrax Ibraahim Cabdi Cali waxaan ka mid ahaa raggii kula taliyey in uu isku soo sharraxo xilkaan, caawa xafladdiisa aan joogno."

Gaalkacyo: April 24, 2023.Waxaa xalay xafiiska degmada Gaalkacyo ee Urur Siyaasadeedka Sincad xaflad ku qabsaday taageer...
24/04/2023

Gaalkacyo: April 24, 2023.

Waxaa xalay xafiiska degmada Gaalkacyo ee Urur Siyaasadeedka Sincad xaflad ku qabsaday taageerayaasha musharax mudane, Cali-Dhoof Cabdi Jaamac iyo musharax samafale Cabdisamad Maxamed Ismaaciil.

Waxaana xaflada kala qayb-galay masuuliyiinta ururka ee heer gobol iyo heer degmo.

Urur siyaasadeedka SINCAD, waa horseedka hormarka bulshada.

MAGALADA BOSASO 22 April   2023Musharax xildhibaan golaha degaanka degmada Bosaso NABADOON ABDIQAFAAR YUSUF HURUUSE ayaa...
23/04/2023

MAGALADA BOSASO 22 April 2023

Musharax xildhibaan golaha degaanka degmada Bosaso NABADOON ABDIQAFAAR YUSUF HURUUSE ayaa xarunta
Urur Siyaasadeedka Sincad kusoo bandhigay qaar kamida tageerayashiisa
Waxana kusoo dhoweyay xarunta ururka qaar kamida masuuliyinta ururka

Urur Siyaasadeedka SINCAD waa “Hormuudka Horumarka Bulshada”

Eid Mubarak dhammaan Muslimiinta Gaar ahaan umada somaliyeed Farxad  iyo Nabad ku ciida Alle idinkis,
20/04/2023

Eid Mubarak dhammaan Muslimiinta Gaar ahaan umada somaliyeed Farxad iyo Nabad ku ciida Alle idinkis,

Deegaanka Baq Baq  April 20  2023Wafdi ballaaran oo ka kooban  Xubnaha Golan sare, Golaha dhexe iyo heer Gobol iyo heer ...
20/04/2023

Deegaanka Baq Baq April 20 2023

Wafdi ballaaran oo ka kooban Xubnaha Golan sare, Golaha dhexe iyo heer Gobol iyo heer degmo ee Urur Siyaasadeedka SINCAD maanta booqasho ku tagey Deegaanka Baq Baq Degmada Dangoroyo ee Gobolka Nugaal
Booqashada Ururka ee Deegaankaasi ayaa daarnayd u kuur gelidda xaaladda Deegaanka iyo ku baraa rujinta dadka Deegaanka muhiimadda ay leedahay inay Doorashada loo mada"lanyahy 25/5/2023 inay ka qabsoonto Guud ahaan Deegaanada puntland.

Wafdiga ayaa kulan la qaatay wax garadka Degmadaas waxayna kala kulmeen soo dhoweyn wanaagsan
Waxana Xafiiska Sincad ee Deegaanka ku so dhoweeyey hawlwadeenada Xafiiska.Uruka Sincad

Urur Siyaasadeedka SINCAD waa “Hormuudka Horumarka Bulshada”

Address

Bosaso

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252907748736

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hon Abdirahman Gaashan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Establishment

Send a message to Hon Abdirahman Gaashan:

Share