Abdourahman Elmi

Abdourahman Elmi Abdirahman Abtidon
lives borama awdal Somalia

12/05/2022

5 qodob oo farmaajo ku hantiyay qulubta dadka somaliyed

23/09/2020

Fadliga istiqfaarta

21/09/2020
21/09/2020
19/09/2020

Mazha allah ku raaxayso dhagaysiga qur aan ka kariimaka siina share garee ❤❤

18/09/2020

Dardaaramkii ugu Cajiibka badnaa ee laga qoray Qof marxuumad ah intaanay dhiman:


" Waxeey tiri Si fiican U dhuux Waxa Aan qorayo
Geerideeyda K**a Wal Wal qabo
Muhiimad Weeyn iima laha , Sida jirkeyga U baaliyoobi doono.

Muslimiinta Sida Caadiga ah Marka Qof dhinto Loo Sameeyn jiray Ayeey igu sameeyn doonaan dharka ayeey iga bixin doonaan , Weey idhaqi doonaan Markay i Karfaniyan Ka dib gurigeyga iga soo Saari doonaan Waxeey Ii Kaxeeyn doonaan Gurigeyga Cusub Ee Qabriga

Dad badan ayaa tacsiyadeyda imaan doona Bal qaarkood Balamihii iyo Shaqooyiinka ay lahaayeen ayeey aniga darteey U soo deyn doonaan Si ay Meydkeyga U soo raacaan Ka dib Duugteyda uga qeeyb qaataan.

Dadkaas Sidaa U tirada badan Maalin intaan Noolaa Hal mar Ma aysan isiin Nasteexo Wax Ka tari doonto Geerideyda bacdigeed Kheyr ima aysan fari jirin Alla ima aysan Xasuusin.

Wax yaabaha intaan Sariirta Meydka Saaranahay Laga Takhalusi doona Waxa Ka mid ah......
1. Qolkeyga
2.
3.
4.
5. Qaaliga ahaa
6.
Dhamaan intaan Qabriga tagin ayaa lakala qeybsaday.

Xitaa Haddii ay ii Sadaqeyn lahaayeen Wax beey ii tari lahaayeen Oo ayaan Ku kaban lahaa
Aan intaas Soo tacbaayay Waxaa lagu Kala dhaxlay maalmo gudahood Ha badnaadan ama ha yaraadan Xisaabtoodana Aniga ayeey I sugeysaa 😥

Markan dhintay Waxaa Ugu horeeyo Ee iga dhacaaya Dadkuna Dhaqso U badali doonaan Waa
Qolka Anigo Ku jiro Ayeey dadka Oran doonaan Away ? Waan Maqlayaa Laakiin Ma Oran Karo Waa ikan Bal Magaceygii Saacad Ka hor leygu Wici jiray meey igu Wacaan 😥.

Markeey Rabaan in ay Igu dukadaan Waxeey i Oranayaan Aaway .?Bal Meey magaceyga iigu yeeraan.
Markey Luxdiga i dhigayaan Waxeey igu Oranayaan Meydka Ka feyda.
Meydka Bal Meey Magaceyga iigu yeeraan .

Sidaa darteed Ma aheeyn ineey isiraan Ama Aan ku sirmo iyo Aan Ku faani jiray Maanta Magaceyga Kaliya in ay Ku dhawaaqaan Xitaa iima quuraan.😥

《Intaasi Waa Tusaalo Balse Xaqiiq ayaad U Arki doontaa Maalin Maalmaha Ka mid ah;》

Qofka maanta Noolow ,,,,,, Ogow Murugta Ku sugeyso Waxeey U qeybsami doontaa ilaa Sadax qeeyb Oo Kala ah:

1: Dadkii Kuu aqoonsanaa inaad tahay Nin Karmeet ah Xoog iyo Karti badan Waxeey Ku Oran doonaan Yaa .

2: Saaxiibada Waxeey Kuu murugoon doonaan Saacado Maalmo Xitaa Isbuuc iska dheh Ka dib Sheekada Weey Ka bixi doonaan ayaa dhici doona.

3: Aad U daran Oo laga dareemi doona Aad Ka baxday iyo Maalmo Isbuuc bilooyiin Xitaa sanado Ka dib Waa lagu Waxaad galeeysaa dadka Mar Mar La .

Xisaabtaadii Aduunka Halkaa Ku dhamaatay Waxaa bilaaban Xisaabtii Aad Aakhiro ku laheed.
Xoolo Ma lihid Quruxdii Waa Kaa dhamaatay Owlaad iyo Caruur ma lihid Caafimaad Haba Sheegin Waxad Ka tagatay Daarihii dhaadheeraa Aad dhistay Xaaskaagii Ninkale ayaa qabo Ama Ninkaagii Naag kale ayuu qaatay.

Kaliya Waxaad Maanta haysataa Wanaagsanaa Su,aasha Hadda taagan Waxeey tahay Ma heysataa Maanta la jooga Camalkaas Beri Ku anfici lahaa.?
Maku dadaashay Salaadaha faralka
Sunooyiinka Sadaqada Sirta ah Salaadda Habeenkii Loo istaago mise maya.?

Qofka Marka Uu dhinto Muxuu Ugu Calaacalaa Rabiyow Haddaad dib Aduunka iigu celiso Waan Soo Sadaqeynsan lahaa.
قال تعالي: [ رب لولا ءخرتني الي اجل قريب فأصدق ].
Maxeey tartaa Sadaqada Uu Qofka Dhintay Ku arkay geeridiisa ka dib.?

Muxuu U dhihi Waayay Waan soo Xaji lahaa Waan Soo Salaadi lahaa Waan soo soomi lahaa.

Culimada Waxeey yiraahdeen Waxaa U sidaa U yiri Ka dib Markii Uu arkay Weeyninka ay leedahay Sadaqada iyo ajarka laga helayo Oo tiro badan " War Ka faa"ideyso Wax bixi Hadda.

Qoraalkan Oo Allah dartiis U faafiso ayaa Ka mid ah Sadaqada Waxaa dhici Karto Qof Aad U Share gareeysay Qoraalkan in Uu wax bixiyo...

Xigasho Abdirashid

16/09/2020

Abwan Laabsaalax

Degmada Awbare deegaanada ay maamusho oo laga dayrinaayo adeega xarumaha caafimaadka ( MCH) oo soo dhaafi lah magalada A...
15/09/2020

Degmada Awbare deegaanada ay maamusho oo laga dayrinaayo adeega xarumaha caafimaadka ( MCH) oo soo dhaafi lah magalada Awbare + wasiirka ugu liita deegaanka + qorshe la'aanta dadka deegaanada subulaha + iskuul la'aan baahsan........... Fillo dhawaan.

15/09/2020
15/09/2020

Address

Borama

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdourahman Elmi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Establishment

Send a message to Abdourahman Elmi:

Share

Category