15/08/2023
Hay'adda cafimaadka aduunka magaceedana loso gabiyo《WHO》aya sheegtay in sanad walba ay 8million udhintan cabista sigarka sido kle wxy shegay inay 36%ay udhimanayan kansarka sanbabada oo uusababo sigarku mantana dhalinyartenu wxy ucabta sida biyaha si kadaran gar ahaan under 20 sabab tuna waa durufaha dalka kajira awged io waxyabo badan oo is birsaday sida inay wakhtiga isku dhafiyan 🚭