Heledi Cultural Council

Heledi Cultural Council cultural council cultural council of heledi clan

Golaha dhaqanka ee Beesha heledi waxa ay tacsiyo tiiraanyo leh ay u dirayaan eheladii iyo Qaraabadii uu ka Geeriyooday g...
29/06/2024

Golaha dhaqanka ee Beesha heledi waxa ay tacsiyo tiiraanyo leh ay u dirayaan eheladii iyo Qaraabadii uu ka Geeriyooday gadoomiyahii h**e ee baarlamaanka Soomaaliya Maxamed sheekh cusmaan jawaari oo maanta lagu aasay magaalada mogadisho .
Goluhu waxa ay Tiiraanyada iyo tacsiyaduba la qeybsanayaan guud ahaan umadda soomaaliyeed maadaama uu ahaa masuul.qaran gaar ahaan ehelkii ,asxaabtii & Qaraabadii uu ka geeriyooday .
Goluhu waxa ay ilaahey ugu baryayaan inuu denbigiisa u dhaafo. Nxariistiisana Siiyo janadiisa fardoosana inuu geeyo .
Aamiin.

03/07/2023

GOLAHA DHAQANKA EE BEESHA HELEDI WAXA SOO SAAREEN WARSAXAAFADEED KA KOOBAN QODOBADA SOO SOCDA :-
1/ IN LOO SAMEEYO DIB U HESHIISIIN DHAMMAAN SIYAASIINTA & ODAYAASHA DHAQANKA EE SEDDAXDA BUUROOD SI LOO HELO MAAMUL LAGU MIDEYSANYAHAY .
2/ DIB U HESHIISIINTA KADIB WAA IN LOO MADAXBANAANEEYO ODAYAASHAASI INEY SAMEYSTAAN MAAMULKA GOLAHA DEEGAANKA EE DEGMADAASI IYADOO AY KOR JOOGTEYNEYSO UNA FUDUDEYNEYSO WASAARADDA ARIMAHA GUDAHA KGS SI WAAFUQSAN XEERKA MAAMUL DHISIDDA EE WASAARADDA ARIMAHA GUDAHA KGS.
3/ WAA IN LOO QEYBIYO XUBNAHA GOLAHA DEEGAANKA EE DEGMADA BUUR HAKABA Si AY KU JIRTO CADDAALAD & SINNAAN.

DHAMMAAD.

Address

Baydhabo
00252

Telephone

+252613124079

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Heledi Cultural Council posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Establishment

Send a message to Heledi Cultural Council:

Share