Salah Abdullahi Abdirahman

Salah Abdullahi Abdirahman this page provides a ccurate information and reports social issues, politics, sportman, entertainment and soo on. soo dhowaada asxaabta .

page ka waa page kiinii. like iyo share waa hagiina.

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo maanta guddoomay deeq gargaar ah oo dowladda Imaaraadka Carabtu u...
07/01/2022

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo maanta guddoomay deeq gargaar ah oo dowladda Imaaraadka Carabtu ugu talo gashay caawinta dadka abaartu saameysay.

Reer huddur waxaa muujiseen isdhaxgal bulsho tii ugu wanaagsaneed.marka aan arkay garoonka waxaa u maleynaaye Garoomada ...
07/09/2021

Reer huddur waxaa muujiseen isdhaxgal bulsho tii ugu wanaagsaneed.
marka aan arkay garoonka waxaa u maleynaaye Garoomada Caalamka sida .
waad ku mahadsantihiin idinka iyo maamulikiina . h**e haloo socda

waa ay heshiiyeen labii masuul. Guddomiya Aqalka sare mudane Abdi haashi Abdullahi iyo RW Guhugeenka mudane Mahdi Guulee...
05/09/2021

waa ay heshiiyeen labii masuul.
Guddomiya Aqalka sare mudane Abdi haashi Abdullahi iyo RW Guhugeenka mudane Mahdi Guuleed .
wadajirkiina waa guul.

Hildhibaan   Irshad Mohamed Adam .waa hidhibaanka  ugu shidan SWS  dhinac kasta hadday noqon lahayd saamaynta iyo waxqab...
19/08/2021

Hildhibaan Irshad Mohamed Adam .
waa hidhibaanka ugu shidan SWS dhinac kasta
hadday noqon lahayd saamaynta iyo waxqabadka.

meteladaada malagu khasaarin.
waa lagu faa'iday

Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa si rasmi ah uga furmaya Afisyoone  maalinta Sabtida 21-ka Agoosto, 2021. Kulanka ...
19/08/2021

Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa si rasmi ah uga furmaya Afisyoone maalinta Sabtida 21-ka Agoosto, 2021.

Kulanka oo uu shir guddoomin doono R’iisul Wasaare Rooble waxa lagaga hadli doonaa diyaar garowga doorashooyinka Golaha Shacabka, diyaarinta habraacyada doorashooyinka, raadinta dhaqaalaha dhiman ee ku baxaya doorashooyinka iyo sidii h**ey loogu socon lahaa.

Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble iyo xubnaha wafdigii uu hogaaminayay ayaa dalka dib ugu soo laabtay kadib b...
19/08/2021

Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble iyo xubnaha wafdigii uu hogaaminayay ayaa dalka dib ugu soo laabtay kadib booqasho rasmi ah oo ay ku tageen dalka masar.

19/08/2021

DEGDEG:- Qarax aad u xoogan ayaa ka dhacay Muqdisho . Dhawaq culus ayaa laga maqlay inta badan degmooyinka Banaadir .

Raysal Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa hoygiisa ku booqday Madaxweynihii h**e ee Soomaaliya mudane C/qaasim Sal...
17/08/2021

Raysal Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa hoygiisa ku booqday Madaxweynihii h**e ee Soomaaliya mudane C/qaasim Salaad Xasan.

100 Million  iyo guul daro . wale Tottenham cimaamadeeda Mahaysan karno mucaaradow
15/08/2021

100 Million iyo guul daro .
wale Tottenham cimaamadeeda Mahaysan karno mucaaradow

Shirka Golaha Midowga Musharraxiinta oo maanta guda galay wajigiisii labaad, ayey waxa ay kulan la qaadanayaan Guddoomiy...
15/08/2021

Shirka Golaha Midowga Musharraxiinta oo maanta guda galay wajigiisii labaad, ayey waxa ay kulan la qaadanayaan Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka dadban Maxamed Xasan Ciro iyo ay wehlinayaan xubna kale oo guddiga ka tirsan.

Musharax Madaxweyne Shariif Hasan Sh Aadan ayaa qayb ka ahaa .

15/08/2021

where are mathematic students.

There is a three-digit number. The second digit is four times as big as the third digit, while the first digit is three less than the second digit. What is the number?

05/05/2021

Ciyaal pes ka warama ciyaartan k*k

Address

Banaadir

Telephone

+252619453851

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Salah Abdullahi Abdirahman posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Establishment

Send a message to Salah Abdullahi Abdirahman:

Share