Aqoon Isweydaarsi

Aqoon Isweydaarsi Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Aqoon Isweydaarsi, Art, Af Barwaaqo.

انالله وانا اليه راجعون Allah u naxariisto  eedo nadiifo cali dhuux kitaabkeeda midigta Allah ka siiyo marti lajecel yah...
05/03/2024

انالله وانا اليه راجعون

Allah u naxariisto eedo nadiifo cali dhuux kitaabkeeda midigta Allah ka siiyo marti lajecel yahay Allah ka dhigo dhamaan qaraabadana samir iyo iiman allah kasiiyo😭

aamiin aamiin

Caawa oo ah 12 bisha rabiicul awal ee 1445Oo ah habeenkii uu dhashay nabigeenaﷺAan kuwada mowliidno saliga nabiga ﷺصلي ا...
26/09/2023

Caawa oo ah 12 bisha rabiicul awal ee 1445
Oo ah habeenkii uu dhashay nabigeenaﷺ
Aan kuwada mowliidno saliga nabiga ﷺصلي االله عليه و سلم❤️

 ● Waaa maxay Cudurka Kaduudiyaha (Chikungunya)?:Waa Cudurka Uu sababo nuuc ka mid ah Virus yada (Arbovirus = Alphavirus...
22/11/2019


● Waaa maxay Cudurka Kaduudiyaha (Chikungunya)?:
Waa Cudurka Uu sababo nuuc ka mid ah Virus yada (Arbovirus = Alphavirus) kuna Faafa Qaniinyada Kaneecadda loo yaqaano (Aedes mosquito).
Cudurkaan Wuxuu ku baahsanyahay ama laga helaa Qayba badan oo Dunidda ka mid ah Sida (Asia, Africa, Europe, and latin Americas).
Kaduudiye (Chikungunya) wuxuu la macno yahay Lafa Xanuun aad u daran (Arthralgia) Oo ah calaamadda ugu badan ee bukaanaddu ka sheegtaan.
● Calaamadaha Cudurka Kaduudiyaha lagu Garto (Presentation): Qandho Aad u saraysa (Fever), lafa xanuun aad u daran (Polyarthralgia), madax xanuun (Headache), Murqa xanuun (myalgia), lalabbo iyo matag (Nausea &Vomiting), shuruurac jirka kasoo baxa (maculopapular rash).
● Maxaa lagu ogaadaa cudurka Kaduudiyaha (Diagnosis): dhiigga Oo la beero (Viral culture) ama baaridda dhiigagga sida (PCR/serology).
● Maxaa lagu daaweeyaa Cudurka kaduudiyaha (Treatment): Kaalmaati sida inaad isticmaasho Qandha jabiye, fadlan ha qaadanin Dawooyinka Qalajiyaha loo yaqaanno iyo dawa kaleba adoon la tashan dhaqtarkaagga.
● Maxaa looga Hortagaa Cudurka Kaduudiyaha: fadlan ka gaashaamo qaniinyaddaKaneecadda (Mara kaneeco Xiro Ama isticmaal Creams ka Kaneecaddu ka diddo).
W/Q AQOON ISWEYDAARSI

  **e_ee_minka_iyo_waxa_sababo   ku dhaca minka afkiisa h**e   ku dhaco minka afkiisa h**e waa nooc ka mid ah kansarka k...
21/11/2019


**e_ee_minka_iyo_waxa_sababo


ku dhaca minka afkiisa h**e

ku dhaco minka afkiisa h**e waa nooc ka mid ah kansarka ku dhaco qeebaha hoose ee minka iskuna xerto minka iyo xubinta taranka dumarka

kansarka ku dhaco minka afkiisa h**e inta ugu badan waxa sababa nooc viruska ka mid ah loo yaqaano 'human papilloma virus waana virus ku faafo galmada inta badan marka dumarka jirkooda soo galo viruska loo yaqaan 'human popilloma virus, difaaca jirka sida caadiga ah waxaa oo ka hortagaa in viruska jirka waxyeelo u geesto, marka waxaa la arkay dumar tiradoda yartahay jirkooda ku guuldaresto in oo iska difaaco viruska sanado ka dibna waxaa so ifbaxo unugyada kansarka in ay ku sameesmaan qeebaha h**e ee minka

waxaad qatarka kansarka ku yareen kartaa

1-marka h**e waa in aad sameesaa baaritaan jogto ah oo ah viruska

2-ka dibna qaado talaalka ka hortagayo viruska loo yaqaano 'human popilloma virus,

calaaamadaha kansarka ku dhaco minka afkiisa h**e

kansarka marka oo bilaab yahay way adagtahay in la ogaado ama la arko calaamado laakin marka xàalada kansarka xumaato waxaa la arkaa calaamadahaan

1-in la arko dhiig bax galmada ka dib

2-dhiig bax u dhaxeeyo labo waqti caadada ah

3-dhiig bax la arko marka dumarka dhalmo goyaan

4-dhiig midabkiisa biyo biyo ah in ka yimaado xubinta taranka dumarka waxa o noqon karaaa dhiig bax xad dhaaf ah

5-xanuun qeebaha hoose ee caloosha

6-xanuun xilliga galmada

noocyada kansarka ku dhaco minka afkiisa waa

1-squomos cell carcinoma: waa midka ugu badan ee ku dhaco minka afkiisa h**e

2- adenocarcinoma waa nooc ka mid ah kansarka ku dhaco minka afkiisa h**e

dumarka qatarta ku jiro in oo ku dhaco kansarka waxaaa ka mid ah

1-dumarka sigaarka caba

2-dumarka qabo cudurada ku faafo galmada

3-dumarka difaaca jirkooda hooseyo

4-dumarka galmada bilaabo xilli h**e guurka iyagoo da'dooda aay u yartahay

5-dumarka ragga tiro badan galmo la sameeeyo

sidee looga hortagaa kansarka ku dhaco minka afkiisa h**e

1-waa in aad qaadataa talaalka lidka ku ah viruska loo yaqaan 'human popilloma virus,

2-sameey baaritaano joogta ah si loo ogaado xaalada kansarka ka h**eeya ee mesha ka socdo marka la ogaadana si fudud loo daaweyo

3-ka fogaaw galmada aan sharciga ahayn noqo qof dhowrsan

daawaaynta kansarka ku dhaco minka afkiisa h**e

daawaynta waxay ku xerantahay waxyaabo badan waxaana ka mid ah sida heerka kansarka maraayo iyo xaaladaha kale ee jirka

inta badan kansrka minka afkiisa ku dhaco waxaa lagu daaweeya 3 nidaam

1-qaliin in lagu sameeyo

2-in shucaac unugyada baabi iyo loo isticmaalo (radiation therapy)

3-ama daawoyin lò qaato daawooyinkaas halistooda badantahay (chemotherapy)

qaliinka kansarka waa xalka ugu wanaagsan ee lagu xaliyo kansarka waana in minka oo idil la saaro

W/Q Aqoon is weydaarsi

share dheh walaaal

21/11/2019









caadiga ah xubinta taranka dumarka waa mid qoyaan ah qoyaanka waxa oo ka yimaada qanjirada ku yaalo gidaarada iyo gudaha xubnaha taranka qoyaanka dumarka waxa oo ka difaaca waxyaabo badan.

xubinta taranka dumarka waxaa oo yimaada marka ay yaraadaan qoyaanka.

xubinta taranka dumarka waxaa caan ku ah dumarka dadooda wayn tahay lakiin waxa oo ku dhici karaa da kasto.

calaamada lagu garto in xubinta taranka dumarka qaleel noqotay waxaa ka mid ah.

1-xanuun,cun cun, iyo dareen gubasho ah ka dareento xubinta.

2- xanuun aad u daran yimaado xilliga galmada.

3-dhiig yar oo yimaado xilliga galmada .

4-dhiig yar oo yimaado galmada ka dib.

maxaa sababo in xubinta taranka dumarka qaleel noqoto.

hoos u dhac ku yimaado hormonka loo yaqaan estrogenka in hoos u dhac ku yimaado hormonkaas waxaa sababo waxyaabo badan waxaana ka mid ah

1-dhalmo gooynta dumarka marka dumarka dhalmo gooyaan heerka estrogenka aad ayu u yaraadaa waxana dhacdo in xubinta taranka dumarka qalèel noqoto.

2-cabista sigaarka waxay hoos u dhigtaaa heerka estrogenka dumarka caba waxay ka cawdaan qaleel xubinta taranka ah iyo xanuun galmada ah.

3- qaliinka lagu sameeyay ugxaan sidayaasha sida dumarka laga saaray ugxaan sidayaasha waxaa la arkaa in xubinta taranka qaleel noqoto.

4-daawoyinka kansarada lagu daweyo dumarka isticmalo dawooyinkaas waxaa lagu arkaa in hoos u dhac ku yimaado heerka estrogenka ka dib xubinta taranka qaleel noqoto.

5- iyo dumarka isticmaalo dawoyinka hormonka estrogenka hoos u dhigo.

W/Q Aqoon is weydaarsi

share_dheh_ walaaal

Address

Af Barwaaqo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aqoon Isweydaarsi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category