31/07/2022
Meher wacan
Waxaan halkaan hamlayo uga dirayaa Shabcaan Sh Daahir iyo Maxamed Macalin oo meherkoodu uu ka dhacay magaalada Stockholm. Waxaan idin leenahay isku waaraa oo awlaad kheyr badan isku calfada.
بارك لكما وبارك عليكما وجمعا بينكما في خير.