Bulqaas Media

Bulqaas Media This Page is for Arts &Entertainment purposes

15/08/2026

Dhereg ma loo dhintaa? Haa oo waa loo dhintaa maxaa yeelay ninkan idiin muuqda cunto ayaa dishey, hade ogow kuma oran gaajo, ee waa dhereg.

14/08/2026

Ma aha dhisme dhulka ka taagan oo waa heehabaayaa meel gaar ahna iskama taagna. Waa dabaqii ugu horreeyey caalamka ee cirka laga soo laad laadiyey qaab fooror ahna dhulka u soo eegaya.

13/08/2026

Asxaabta qaaliga ah waan xanuunsanayaa iisoo duceeya in dhuunta illaahay ii furo ina caafiyo.

13/08/2026

Faqiiradii fursada sanadka gudaheeda ah ku faa'iday.

12/08/2026

Ka warran haddii uu aabbahaa naag kugu noqdo? 😱 Keliya ma aha inuu ninkani dumar isu beddeley ee waxaa amakaag kale ah inuu iimaankii masaajidka ahaa. 😱

11/08/2026

QUBANAHA MAANTA. Ka waran hadii hal bilyan lagaaga dhinto? Wali maku fakartay 20 wiil oo ku shukaansada inaad 20 Iphone aad ka gadato? Dhulgariir maxaa kaaga qorsheysan?

Jaceyl ruuxuu haleelayRiyooyin xanuun ku reebayRafaad uga tagay hurdadaRucliyo orod laasimooWaxaan ahay ruux hayinaUu ra...
08/08/2026

Jaceyl ruuxuu haleelay
Riyooyin xanuun ku reebay
Rafaad uga tagay hurdada
Rucliyo orod laasimoo

Waxaan ahay ruux hayina
Uu rabeeyay jaceyl runa
Marnaba kaa reeysan karin.

Hadaad jacaylka aaminsan tahay inuu jiro nooga waran khibradaada iyo wixii kaasoo maray? Hana iloobin inaad muuqaalka like iyo share tiraahdo.

🎵 HEESTA: Rajada Noloshа🎤 CODKA: Fartuun Foos📝 ERAYADA: Abdirisak...

Haddii saabuun ay dhulka ku dhacdo, dhulka miyaa nadiif noqda mise saabuunta ayaa  wasakh noqota?
08/08/2026

Haddii saabuun ay dhulka ku dhacdo, dhulka miyaa nadiif noqda mise saabuunta ayaa wasakh noqota?

07/08/2026

Waa qalanjooyin Soomaali ah oo ku dhex dhumay inta u dhexaysa Uganda, Bariga Congo, Rwanda ilaa xudduudka Tanzania.

06/08/2026

Waa askari isagoo dharkii ciidanka qaranka ee tuutaha xiran LIVE soo galay kadibna lacag uu wax ku cuno weydiistey nin kale oo TikToker ah!

Adress

Jönköping

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när Bulqaas Media postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Kontakta Affären

Skicka ett meddelande till Bulqaas Media:

Genvägar

Dela