Moha.

Moha. farxad

كل عام وانتم بخير كل عام طيب  Eid Mubarak Eid wngsn
10/04/2024

كل عام وانتم بخير كل عام طيب Eid Mubarak
Eid wngsn

30/03/2024

Sidey shimbiraha uduulaan
Ookale hadaan uduuli
Lahaa marwalba dhankag
Ayaa usoo duuli laha🤗

Habar lacag leh Eebow nasii waad na aragtaaye🤓😂🥱🥱
22/10/2023

Habar lacag leh
Eebow nasii waad na aragtaaye🤓😂🥱🥱

13/10/2023

Waan maqlaa oo waan ilaawaa.
Waan arkaa oo waan xasuustaa.
Waan sameeyaa oo waan fahmaa. Jumca wngsn

Hayska daba ordin waxaad jeceshahay sidii indhoole, waxaa suuro gal ah mid kamida isku daygaagu inuu sabab u noqdo dhamm...
06/10/2023

Hayska daba ordin waxaad jeceshahay sidii indhoole, waxaa suuro gal ah mid kamida isku daygaagu inuu sabab u noqdo dhammaadkaaga". Jumca wngsn

Wada sheekeysigu waa muhiim balse raadi qof aamusnaantada fahmi kara.🥺❤️
03/10/2023

Wada sheekeysigu waa muhiim balse raadi qof aamusnaantada fahmi kara.🥺❤️

29/09/2023

Address

Jeddah

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Moha. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category