Abwaan heello

Abwaan heello Kontaktinformasjon, kart og veibeskrivelse, kontaktskjema, åpningstider, tjenester, stjerner, bilder, videoer og kunngjøringer fra Abwaan heello, Oslo.



🌿 Abwaan Heello – Dhaqan & Hal-abuur / Culture & Creativity
Halka dhaqanka Soomaaliyeed ku soo noolaado — suugaan, majaajilo & barnaamijyo wacyigelin ah oo dhiirrigeliya bulshada iyo farxadda. 🎭✨

23/06/2026

“Halkani waa Ballicalanle gaar ahaan Balliga Qudhacle oo barwaaqo ah.”


*”Darmaan yahay haybad lagu deday*Dunjigaagu igu dhali dareen dhaba,*Darmadaad hurdo igula deristaa*Da’daa sharaf derejo...
23/06/2026

*”Darmaan yahay haybad lagu deday
*Dunjigaagu igu dhali dareen dhaba,
*Darmadaad hurdo igula deristaa
*Da’daa sharaf derejo dhaafsanid”.


*Gu,da’ay ballicalanloo doogsaday*Daydiyo seermawaydo dooxeen*U daba maray dirirka cawleed,*Daruuro biyo dhacay ka duuge...
22/06/2026

*Gu,da’ay ballicalanloo doogsaday
*Daydiyo seermawaydo dooxeen
*U daba maray dirirka cawleed,

*Daruuro biyo dhacay ka duugeen
*Oo daad looga baxay dohdii godan,

*Dar allee adaa dookha uga dhigan
*Deegaan isla gaadhay dacalada.”


18/06/2026

“Xalay koobki aduunka war weyn baa laga keenay😂”.

14/06/2026

“Samraa lama waayo sedkiisa
Sareediyo guuli ma seegto”

14/06/2026

“Godkan yar Maxaa loo samaystay nala wadaag fikirkaaga?.”

ًًً

“SHinbirtani waa shinbir aad u cajiiba ,Nala wadaag hadaad taqaano magaceeda?”
13/06/2026

“SHinbirtani waa shinbir aad u cajiiba ,
Nala wadaag hadaad taqaano magaceeda?”


13/06/2026

“Xaraankii laga raysay bulshooy ha moogaanina
Baynax Hospital.”


Jumca mabruuk
12/06/2026

Jumca mabruuk


11/06/2026

“Abwaan Geeddi iyo magaalada maxaa kala haysta?”.


Adresse

Oslo
0655

Nettsted

Varslinger

Vær den første som vet og la oss sende deg en e-post når Abwaan heello legger inn nyheter og kampanjer. Din e-postadresse vil ikke bli brukt til noe annet formål, og du kan når som helst melde deg av.

Del