19/03/2026
Hanbalyo hanbalyo dhamaan macmiishiisa banaadir sports waxan idiinku hanbalyeeyneynaa curashada ciidul fidriga aawgeed waxaa ilaheey idiinka rajeeyneynaa inu idinka aqbalo acmaasha wanagsan eed bishaa Soo wadeen .
Ilaheey sanadkan sanadkiida hanagu kulmiyo farxad, cร afimaad iyo kheyr.
Diyaar ayaan idiin nahay inaan idiinku shaqeeyno sida igu fiican uguna dagdaga iyo sugnaanta badan Inshallah kadalbo nabarada profile ka saaran waxii aad ubaahato .
Mahadsanid