Abuukar Abdi

Abuukar Abdi Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abuukar Abdi, Arts and entertainment, abuukarabdi68@gmail. com, Wajir.

Alle ha u naxariisto fanaanadii Aamina Cabdilaahi Xirsi oo goor dhaweyd ku geeriyooday magaalada Boorama. Aamiina waxa a...
21/03/2023

Alle ha u naxariisto fanaanadii Aamina Cabdilaahi Xirsi oo goor dhaweyd ku geeriyooday magaalada Boorama.

Aamiina waxa ay ka mid hablihii fanka ku biiray badhtamihii 1960-yadii, waxaana ay ahayd heesaa iyo majaajilayste .

Riwaayadaha ay jishay , waxa ka mid ahaa Gaal iyo Muslim ayaa idin leh gabdhoow , Dab jacayl kari waayaa , Bidaari sibiqbay kugu gashaa , Galbeed waa la xoreeyay, Beeneey waa run iyo kuwo kale.

Waxa ay la heestay fanaaniin ay ka mid ahaayeen , Maxamed Axmed Kuluc, Cabdinaasir Macalin Siciid, Axmed Gacayte Yuusuf iyo rag kale oo caan ahaa .

Aamiina Alle ha u naxariistee waxa ay carruur u dhashay abwaan Cabdi Aadan Xaad ( Qays) iyo fanaankii Cabdiraxmaan Cismaan Maxabe ( Cabdiraxmaan-dheere) oo ah aabaha dhalay fanaanada caanka ah ee Hodan Cabdiraxmaan.

Ala miyan seexdaa hurdaba habenadan.... Kalagacayl qof uu galay ayn talaba gaarine
17/11/2021

Ala miyan seexdaa hurdaba habenadan.... Kalagacayl qof uu galay ayn talaba gaarine

Boholyowga caashaqu siduu ii bariisaday baaxa deg moyee hurda kuma bariiste
17/04/2020

Boholyowga caashaqu siduu ii bariisaday baaxa deg moyee hurda kuma bariiste

16/11/2019

Asc asxaabta damaan wa idhin salaami salaan kadib wxn idhin lehyahay halkaan wa official page keyga kusoo dawaadha sheekoyin qosol leh iyo heesihi h**e kuwii dhexe iyo kuwii dhambe intaba marka labaad so dawaadha gacma furan iyo qalbi furan kuso dawaadha.

Address

Abuukarabdi68@gmail. Com
Wajir
28800925

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abuukar Abdi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share