Qolka midnimada bisha dagodia

Qolka midnimada bisha dagodia Advatising

Asc beedha dagodia cawa waxaan idin lawadagay waxqabadka lagu xasusani doona gadomiyaha h**e ee degmada dollo addo gobol...
24/10/2020

Asc beedha dagodia cawa waxaan idin lawadagay waxqabadka lagu xasusani doona gadomiyaha h**e ee degmada dollo addo gobolka libaan Abdirashid sheikh mohamed waxaa kamid ah
1 socelinta qabalaha boriyala
2 socelinta qabalaha suuf 01
3 so jedashada bulshada kunool degmada
4 sodhaweynta dhalanyarta

Shinida waa noolaha uga midaysan caalamka
21/02/2020

Shinida waa noolaha uga midaysan caalamka

Midnima bisha dagodia waa inaay noqota sida mida shinida gaar ahaan xaga Dhalanyarta AqoniyanOdasyashaDumarkaIyo wax gar...
24/01/2020

Midnima bisha dagodia waa inaay noqota sida mida shinida gaar ahaan xaga
Dhalanyarta
Aqoniyan
Odasyasha
Dumarka
Iyo wax garadka

14/05/2019

Waxaa jirto dhibatooyinka xaga wadooyinka .korontada iyo biyaha ee gobolka liiban ee shacabka waxaan kulatalinaya ina dan shaqsi la iska dhaafo ee xaga hormarka aan dowlada kula xisaabtano

31/03/2019

Asxaabta xubinka ka ah waxaan ogeysinaya ula jeedka loo aas asay pagekan inay tahay
1 ina lamidaayo dhalanyarta bisha dagodia maal walba aay joogan
2 ina dhalanyarta aay falanqayan xubinka madalaya xaga siyasada
3 ina laiska warqabo dal iyo dibadaba

Waaa qolka midnimada bisha dagodia hadafka qolkan loo aas asay waa1 ina dhalanyarta bisha dagodia lagu mideeya2 ina bish...
30/03/2019

Waaa qolka midnimada bisha dagodia hadafka qolkan loo aas asay waa
1 ina dhalanyarta bisha dagodia lagu mideeya
2 ina bisha aay tiiksato hormar waaro
3 ina ladhiso xubno kataliya ayaha mustaqbalka bisha dagodia

Address

Nairobi

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qolka midnimada bisha dagodia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category