Cali Hagaajiye

Cali Hagaajiye ku soo dhawow gacma furan waji wanaagsan

23/03/2026

Caashaqaan kuu qabaa i dilay.

22/03/2026

Adigu ii faraxsanoow
Amase ii qurux badnaaw
Ii cun baadkiyo cuntada

Anne foolxumaanta iyo
Amase gaajada baqtiga
Ii daay murugtiyo ilmada.

15/03/2026

Inaad iska riyoota adoo hurdaayo, waxaa ka muhiimsan inaad hurdada ka kacdo oo raadiso sidii aad ku heli laheed riyadaada.

13/03/2026

Hoos u hadal dadka ha igu dirine.

10/03/2026

Mid madax adag oo aan i fahmaynin ayaa Alle ugu daba daray , sidii samatar baadi, Xamse Shaacir u eryay inaa u eryi doonaa umalaynaa😁😁

09/03/2026

Waxaan la hadlayaaa.

09/03/2026

Sheekadii aan qoray wiil soomaaliyeeed oo dhammeestiran.

08/03/2026

Waxa aad rabto ,fadhi iyo hurda toona kugu imaan mahayaan ilaa aad ka doonato ama aad dadaal ku bixiso sidii aad ku heli laheed.

08/03/2026

Ma ila socotaa

08/03/2026

Qofka wanaagaaga iyo hormarkaada jecel kuguma farxadgaliyo been iyo ciyaarciyaar aan mustaqbalkaada dhisaynin, ee wuxuu jecelyahay inuu runta si naxariis leh kugu sheego xataa haddii ay ku dhibayso.

07/03/2026

Talo, Gabadha soomaaliyeed.

Address

Nairobi

Telephone

+252615719082

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cali Hagaajiye posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Establishment

Send a message to Cali Hagaajiye:

Share

Category