Dr Jacfar

Dr Jacfar Wa pageka caafimadka

hypertentiondehyderationburringdaherai𝐅𝐚𝐝𝐥𝐚𝐧   and
02/09/2024

hypertention
dehyderation
burring
daherai
𝐅𝐚𝐝𝐥𝐚𝐧 and

❓
26/08/2024


Maskaxdaada ka caawi in aysan waxba illaawin adigoo cunaya khudaartan🧠🧠Wax ka ogow cuntada caafimaadka u ah maskaxdaada ...
03/05/2024

Maskaxdaada ka caawi in aysan waxba illaawin adigoo cunaya khudaartan🧠🧠

Wax ka ogow cuntada caafimaadka u ah maskaxdaada si aad muddo xasuus u sii lahaato.
Ma taqaanaa 7 cunno ee kaa caawin kara cudurka halista ah ee Asaasaqa?

Cudurkan oo hoos u dhiga xusuusta iyo xirfadaha kale ee fahanka waxaa sannad walba lagu arkaa dad gaaraya ku dhawaad 50 milyan sida ay sheegtay hay,adda caafimaadka aduunka ee WHO.

Balse cilmibaariddii ugu dambaysay ayaa muujinaysa in isu dheeli tirnaanta cunnooyiinka ay muhim u tahay in maskaxda ay caafimaad qabto loogana hortagi karo cudurka Asaasaqa. Waxaa jira cddeymo yar oo cudurka lagula xiriirano cuntooyiinka
Kafeega iyo Shukulaatada ayaa la sheegay in dhammaan ay yihiin cunooyiinka "sida mucjisada ah uga hortaga cudurka Asaasaqa" sanooyiinkii ugu dambeeyay

Waxaa siii badanayo cafimaad taradda maskaxdeena 🧠🧠

Faa’idooyinka caafimaad ee laga helo shaaha sanjabiisha lehShaaha sanjabiisha leh waxaa lagu diyaariyaa iyadoo lagu kari...
30/01/2024

Faa’idooyinka caafimaad ee laga helo shaaha sanjabiisha leh

Shaaha sanjabiisha leh waxaa lagu diyaariyaa iyadoo lagu kariyaa sinjabiil laa qalajiyey ama mid qoyan, caleenta shaaha iyo biyo kulul, dhowr daqiiqo kadib shaahi waa diyaar, taasoo u oggolaanaysa in saliidda sinjabiilku ay ku dhex karto biyaha ka hor inta aan la cabbin shaaha

Shaaha sanjabiilka leh wuxuu leeyahay dhadhan diirran, oo xoogaa kuleyl leh, qofka xitaa wuxuu adeegsan karaan sanjabiisha qoyan midda budada ah, waxaa wanaagsan in qofka uu isticmaalo subixii h**e.

Taariikhda sanjabiisha

Taariikhda shaaha sanjabiilku waxa uu soo jiray ilaa 5,000 oo sano ka hor ilaa Shiinaha, halkaas oo dhaqan ahaan looga isticmaali jiray dawo ahaan . markii dambana Sanjabiishu waxaa la geeyay qaaradda Yurub oo lagu darsan jiray cuntada.

Faa'idooyinka caafimaad ee laga helo shaaha sanjabiisha leh

Wuxuu yareeya xanuunada ku dhaca dheefshiidka

Shaaha sanjabiilka wuxuu caan ku yahay awoodda uu u leeyahay inuu dejiyo dhibaatooyinka dheefshiidka, iyo gaar ahaan, wuxuu qofka ka caawiyaa yaraynta lallabada

Mid ka mid ah daraasadaha lagu sameeyay waxtarka shaaha sanjabiisha leh ayaa xitaa soo jeedinaysaa in laga yaabo in uu leehay waxtarka dawooyinka qaar, laakiin qofka xooggaa wuxuu kala kulmi karaa saameyn xun sida in qofka uu dareemo qandho subixii h**e.

11/01/2024

💪💪🦾👊👊
11/01/2024

💪💪🦾👊👊

09/01/2024


14/11/2023

Address

Nairobi

Telephone

0618444808

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Jacfar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category