Abas Abdirahman Sabria

Abas Abdirahman Sabria Waxaad iga DhigaTo Kuu AhaY✋

03/08/2024

Alle Ha Unaxariisto Walalaheena Xalay Ku Dhintay Xeebta Liido😭🤲
Kuwa Dhaawacana Alle Ha Cfimad Deg Dega Ha Siiyo🥹🤲

Allana Hainaga Qabto Kuwa Sidaan Xad Darada ah Noo DiLaaya Yaa Allah😭🤲

Sheeko😂😂 Hada Ka Horaa Waxaa La Yiri Habar Dugaag Oo Dhan ayaa isku Timaadayy Markaasaa Waxa La Yiri Dagaalaa Nafta Noo ...
21/05/2024

Sheeko😂😂

Hada Ka Horaa Waxaa La Yiri Habar Dugaag Oo Dhan ayaa isku Timaadayy Markaasaa Waxa La Yiri Dagaalaa Nafta Noo Keenee iyo is qabqabsi iyo Wareere Aan Wada Tashanoon Ka Gudubno Xaaladahaan Aan Ku jirno iyo Wax Yaabaha Lamidkaa, Waa La Fadhee Sagaaraa inta Booday Oo Dudun Herti Ku Dhuftay Oo Geeska Bash ka Dhahaa Yiri Ani Nabad xabad Ku Falimaa Ee Colaan U Taaganahy😂😂

Maroodiyaa Kusoo Xigsaday🙃

Maroodigi inta istaagyay Oo Geedaha Siibay Oo dhulka Burburiyay Oow ina Fadhiistay Oow Yiri Nabadaan Rabaa Anigu😂😂

idinka Saad Rabtiin U Qaata😂😂✌️

iGaarka_Hooyo_Rihano🦁

Sawirkii Ugu Qurxoonaa Ee Sanadkaan Arko🦁  Gacan Shacabkooda ayay Ku Caawinayaan🥰🥰 Gacana Cadawga Khawarijta Ayay Ku Ley...
29/04/2024

Sawirkii Ugu Qurxoonaa Ee Sanadkaan Arko🦁
Gacan Shacabkooda ayay Ku Caawinayaan🥰🥰 Gacana Cadawga Khawarijta Ayay Ku Leynayaa💪

Bahashaan Dadkii Aan isla Wadi Jirnay Halkaan Maiigu Jiraan Bal ismuujiya🤣Xasuus Gala✌️ Garaangar🤣🤣✌️
20/04/2024

Bahashaan Dadkii Aan isla Wadi Jirnay Halkaan Maiigu Jiraan Bal ismuujiya🤣

Xasuus Gala✌️ Garaangar🤣🤣✌️

Qaraxii Zoobe ee   wuxuu ahaa gummaad waxashnimo leh oo ay argagixisada arxanka daran ku haligeen naf, maal iyo rajadii ...
14/10/2023

Qaraxii Zoobe ee wuxuu ahaa gummaad waxashnimo leh oo ay argagixisada arxanka daran ku haligeen naf, maal iyo rajadii shacabkeena ee maalintaas.

Argagixisada khawaarijta ah nolol camiran ayay ilbiriqsiyo ku damiyeen aafo, uurkutaallo iyo ilxumo ayay sababeen, boqollaal isugu jira waalid, ubad, walaal, afo iyo sey ayay laayeen, nolosha ku gubeen oo la kala garan waayay, sidookalena qaarbaa xitaa xubin ka mid ah jirkoodii la helin. Dadkaas oo dhan waxay ahaayeen kuwa aan waxba galabsan oo nolol maalmeedkoodii ku jiray wiliba qaarbaa iyagoo masaajidda Alle ku cibaadeysanayay ay ku laayeen oo qaraxii ayay masaajiddii ku dumiyeen.

waxaa jira dareen bulsho oo xoog leh iyo dagaal ka dhan ah khawaarijta oo looga xorreynayo dalka, lagana gudayo wixii godob ay geysteen

Allaha u naxariisto dhammaan intii naga shahiiday, ummaddana baddel khayr leh InshaAllah.

Xalay Waxa Leeyy Sawiray DaLkoo AS Laga XureeyiyoGayigoo Nabad Saaqday iyo Farxad Dadkoo LadayWaxeeyy Sugayeena HelayySo...
09/09/2023

Xalay Waxa Leeyy Sawiray
DaLkoo AS Laga Xureeyiyo
Gayigoo Nabad Saaqday iyo
Farxad Dadkoo Laday
Waxeeyy Sugayeena Helayy

Somalinimo🇸🇴💉 Guul i.a

Anigu Runta K**a GambanayeeAabe Xasan Waa Dalxureeye xqiiq                   ✊
06/09/2023

Anigu Runta K**a Gambanayee
Aabe Xasan Waa Dalxureeye xqiiq

06/09/2023

Aduunyadu Waa Gabo Gabee
Maah Maah Guuni Baa aheed
Gar Waa Loo Wada islaamee
Soomalaayy Geesi Maaha
Xaqiiqada Ninkii God Dheer Ku Rida
Bulshada U Gafoo Handada
Diinteenana Godob Ka Gala
Guule Haynaga Qabtee
Caro Alle iyo Gunimaa
Ku Hagoogan Al.Shabaab

Rabi Garabka Ciidanka Xooga Hagalo🤲

05/09/2023

Midka nabada diidayee
Inoo dooray qaxarkaw
Aargoosi dadan iyo
Nagu laayay diinkow
Culimadii kan dooxaw
Naafeeyay dumarkow
Qaamuuska dilbaa kuugu yaal
Dal dal iyo qisaas

Address

Nairobi

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abas Abdirahman Sabria posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category