22/09/2020
Asc asxabteydha qalbiga magaceyga waa Ahmed Adam waxan Maqley inad talo celin sameysan sithas darted arin aya ihysata oo wal wal iyo walbahar farabadan iguhysa anan ogabahnahy inad talo igasisan sitha utahin asxabta Bashal Media Tube..arinta ihysata aya ah gawar aya jirta an isjeclen muda sanadoyin ayan islasoconey ..balse nasiib taro gawadi wankalatagney qalad an aniga laha ayan kukalatagney ..gawadi stress farabadan kabacdi waxey dax gishey howla an munasab uahyn nafteda sitha dartedhna ey kugashey xabsi....daqanka xabisyadka yemen aya ah in gawar lasodeynin ila ee nin kasodonta kaso arosi rabo hadaba talada an ubahnahy aya ah ...madama an ahy will hada jecel leh magawadas man xabsiga kasodaya si ey nolasheda ogusolawato amah waniskadafa wayo hadan sobixiyo danta waxey iguqasbe inan arose gawar weyitonanthy maxa sameya talo wa tii Ilah bye..magaceygu wa Ahmed adan