Akram yare

Akram yare Welcome with open hands.

HADDA OGOW; Qabiilada ay kasoo jeedaan Xubno Gollaha Wasiiradda ee Ismaamulka Dawlad Deegaanka Soomaalida.1- Xafiiska Ma...
21/10/2021

HADDA OGOW; Qabiilada ay kasoo jeedaan Xubno Gollaha Wasiiradda ee Ismaamulka Dawlad Deegaanka Soomaalida.

1- Xafiiska Madaxweynaha: Dr. Xuseen Qaasim - OGAADEEN REER ISAAQ.

2- Xafiiska Beeraha: Dr. Cabdiqaadir Iiman - SHEEKHAAL

3- Xafiiska Horumarinta Xoolo dhaqatada: Subeer Xuseen Cumar - DIGOODI

4- Xafiiska Horumarinta magaalooyinka: Cabdiraxman Ciid Daahir - ISAAQ - SACAD MUUSE

5- Xafiiska Waxbarashada: Cabdulaahi Lacag - OGAADEEN CABDALE

6- Xafiiska Caafimaadka: Dr. Muuse Axmed Ibraahim - CIISE

7- Xafiiska Maaliyadda: Cabdiraxmaan Axmed - OGAADEEN REER CABDILE

8- Xafiiska Adeega shacabka: Warsan Cawil - ISAAQ - GARXAJIS

9- Xafiiska Jidadka: Eng. Saddaam Xuseen - CIISE

10- Xafiiska Nabadgalyada: Mubashir Dubad - JIDWAAQ ABASKUUL

11- Xafiiska Cadaalada: Axmed Xaaji Samatar - MAJEERTEEN.

12- Xafiiska Biyaha: Xasan Daadhi - JIDWAAQ - BARTIRE

13- Xafiiska Xirfadaha iyo shaqo-abuurka: Xuseen Geydh - SAMAROON

14- Xafiiska Arimaha Bulshada: Cabdullaahi Amaan(ONLF). - OGAADEEN REER CABDILE

15- Xafiiska Arrimaha Haweenka: Xaliimo Xasan Maxamuyd - JIDWAAQ YABARE.

16- Xafiiska Ganacsiga Iyo Gaadiidka: Malaw Maxamed - GARRE.

17- Xafiiska Maalgalinta iyo Warshadaha: Dayib Axmed Nuur - OGAADEEN CAWLYAYAN.

18- Xafiiska Ciyaaraha iyo dhalinyarada: Maxamed Mahdi - GABOOYE

19- Xafiiska Warfaafinta: Cabdiqaadir Rashid Ducaale - DIR GURRE

20- Xafiiska Macdanta Iyo shidaalka: Khadra Bashiir - OGAADEEN REER CABDILLE

21- Xafiiska Deegaanka iyo Kaymaha: Eng Muxiyadiin Cabdi Xuseen JAREER WEYNE - REER QALAAFE

22- Xafiiska Waraabka iyo dooxooyinka: Maxamed Fatah - OGAADEEN BAH-GARI

23- Xafiiska Curinta iyo sayniska: Faaduma Deeqa - DAAROOD GERRI-KOOMBO

24- Xafiiska Qorshaynta: Maxamed Sheekh Aden - OGAADEEN - REER CABDILLE

25- Xafiiska Dakhliga: Maxamed Naaji - HAWIYE (KARANLE)

26- Xafiiska Maaraynta Iyo khataraha: Axmed Yaasiin Sh Ibraahim(ONLF) - OGAADEEN MAKAAHIL

27- Xafiiska Dhaqanka Iyo Dalxiiska: Maxamed ismaaciil. - OGAADEEN CAWLYAHAN.

F.G. K**a dhigna qabyaalad ee waxay ka turjumaysaa inaad si fudud ku fahanto metelaada deegaankaagu ka helay Golaha Wasiiradda cusub ee Dawlad deegaanka Soomaalida.

18/10/2021

Fanaanada caanka ah ee Kiin Jaamac ayaa markale bandhig fanneed ku qabanasay Hargeysa isbuucan gudahiisa. Qiimaha ayaa ka qaalisan kii h**e waxaana laga bixnayaa kan $30.

Ra'iisul wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake oo laba jeer noqday wasiirka koowaad ee dalka ayaan ku waraystay maan...
18/10/2021

Ra'iisul wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake oo laba jeer noqday wasiirka koowaad ee dalka ayaan ku waraystay maanta Magaaladda Dubai ee Imaaraadka.

Cumar waa nin sheeko badan oo ku kalsoon hoggaamintiisa qofeed, waa masuul aaminsan sida aan ku wareystay in dalku leeyahay Kheyraad fara badan oo dalalka kale aan dheernahay.

Waxaan wax ka weydiiyey sheegashadda Shariif Sh. Axmed ee ah inuusan waxaba ka ogeyn MOU-da (Is afgaradkii Kenya ay la galeen Cumar iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame).

Cumar wuxuu waraysiga ku sheegay in Shariif ka been sheegay heshiiskaas oo uu wax ka ogaa is afgaradkii Kenya lala galay, ee uu saxiixay Cabdiraxmaan Cabdishakuur. Wuxuu caddeeyey Cumar in masuuliyadda heshiiskaas uu qaadanayo maadaama natiijo la mahdiyey ay soo saartay Maxkamadda ICJ.

Sidoo kale waraysigayga Cumar Wuxuu ku sheegay in ogolaashaha Shariif saxiixaas ay ku sameeyeen.

Nasiib darro shacabkeennu way na dhayalsadeen oo baddii way gateen ayey inoogu abaal gudeen ayuu iisheegay RW Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake.

UGU DAMBEYN: Cumar wuxuu yiri "Farmaajo wuxuu kusoo baxay qeyb kamid ah Codadkayga, shacabkii lagu siray naceybka Itoobiya ayaan kujiray ee iga raalli ahaada ayuu dhameeyey warkiisa".

16/10/2021

See dharemosiin

Haweeney ayaa xalay magaalada Nairobi ku dhigatay xaflad Furiin kadib markii ay kala tageen iyada iyo seygeeda.Maryo cad...
15/10/2021

Haweeney ayaa xalay magaalada Nairobi ku dhigatay xaflad Furiin kadib markii ay kala tageen iyada iyo seygeeda.

Maryo cadcad ayey kusoo qoratay “wixii kusoo maray kameyro”.

Waxaan sugnaba waa sheeko kale oo ugub ah

15/10/2021

Niman lacag heysan ayaa gablamay

Congratulations to the entire Somali community on the 61st anniversary of the first day the Somali flag was hoisted on S...
15/10/2021

Congratulations to the entire Somali community on the 61st anniversary of the first day the Somali flag was hoisted on Somali soil, the day the British colonialists liberated the northern regions of Somalia.

June 26th, Independence Week in Somalia, is a national day marked by Somaliness, Sovereignty, Unity, Patriotism and love for the community that is descended from the Somali people. It is the day that the Somali brothers in the Northern Regions have chosen to unite unconditionally, openly and in good faith with their brothers and sisters in the Southern Regions. There, on the 1st of July, the Somali Republic was established.

Congratulations to the Somali people in general wherever they live in the world. I call on all Somalis, individually and collectively, to welcome and celebrate National Independence Week.

15/10/2021

Qaraami muse ismail qalinle heestii Daauus waayo waayo

Dhanbaal baan sidaa oo Dhaliil ka fog dhaawac baan ahaay Dhaqtar wax ka dhihi waayay Dhibkiisa dheemanee Dhoorsanee adig...
15/10/2021

Dhanbaal baan sidaa oo
Dhaliil ka fog dhaawac baan ahaay
Dhaqtar wax ka dhihi waayay
Dhibkiisa
dheemanee
Dhoorsanee adigaa
Dhidibada utaagay
Dhismaha qoskeeyna
Dhaxdana adigaa u xirtay

Dhal culumiyo waxaa tahay
Dhameeys dumar. anigana ku
dhaafi maaye
Dhinac kaaga durqi maayo dhuuxa iyo
Dhiiga adigaa kuu shubaa ruux walboo Dhaqaaqa cagta
Dhulka dhigaba dhax yareey adigaa Dhawaqaaga raadiyaa

Dhankastoo eego adigaan cidna ku Dhaafsaneeyneyn dhaqtarkii i dhayi lahaa Dhaawaca iga bogsi lahaa kolkaa
Dhitiyo kolkuu
Dhawaqeeyga nuxuuso ruuxa ii
Dhugasho eegi lahaa hadba i
Dhageeysta jiradeeydu
Dhibtaa waa adi

adigaan
Dhidid kuu qubaa oo
dharaar iyo habeen dartaa u
dheelmadaa guulaha ii
Dhali oo dhinac haiga durqin

Anagaa jaceelka
Dhaxdeena yaala
Dhaar ku marnay inaan ka
Dhabeeyno oo ubad wada dhalno.

adigaan Dhinac kaaga sikan karin
Dhibaato kuu quurin dhabarkeeyga iyo Dhabteeyda inaad ku gama`daa rabaa

Dunida kolkaad ka dhamaato
Dhimashadu rumoowdo moot aan
Dhibtoon aaqiro cadaabta
Dhaxlin wadadii toosneyd dhaafin
Dhibka qabriga jiro sualaha adag
Dhamaan eeebe haku dhaafsho

Qoraa::::Akram yare

Address

Nairobi South

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Akram yare posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Establishment

Send a message to Akram yare:

Share