17/07/2026
Waxaan is weydiihaaye odeyga garyaqaan ah yaa kaso waaley oo kula soo taliyey inow xiligaan yimaado southafrica.
Waxaana umaleyhaa dad badan oo isweydiihaye wey jiraan.
Markaa arkey dhalin yaradaan oo TikTok kaliya laga yaqaan waliba beenta iyo attestation ka kuraadiya daawasho badan.
Inow kasoo ag muuqday waliba aw usii camiraayo waa iga dhintay garyaqaan aniga ahaan
Dhalin yaradaas ag fadhida midka awleyahy waa "say walahi" waxow soodhigay TikTok giisa asagoo kudharanaya warqadaha qaxotiga waa labixiyaa ee soyaaca yaan la,idinka dhameysane marka awsaas leyahy ma oga inow codkiisa dad badan oo ubaahan warqadaas garayo miyaa ma ogi lkn waxaa layaabee mararka qaar beenta wax lama aha.
adiga maxaa ku xasusataa mise maba taqaanid