Ahmed nur Ali soocadde

Ahmed nur Ali soocadde journalist

28/10/2020
01/08/2020

Lafta gareen sinsalaame

01/08/2020

Lafta gareen kin dhawaw

Kala duwanaantu magaceenna ayay ka billaabataa. Soomaali ayaan nahay. Doorashadeennuna ma aha August sida tooda.Ha laga ...
01/04/2020

Kala duwanaantu magaceenna ayay ka billaabataa. Soomaali ayaan nahay. Doorashadeennuna ma aha August sida tooda.

Ha laga dhowrsado in la furo dood ama go’aan dadka kala qeybiya kana jeediya duullaanka nagu soo fool leh.

Niyaddeenna oo u mideysan aan ka duceysanno, ka fekerno, iska kaashanno, kana shaqeeyno sidii aan u xaqiijin lahayn in aan dilaaga Coronavirus ku faafin dalkeenna.

Kurbo iguma hayo xilliga ay doorasho dhici karto.

Xaaladda aan si sugan loo odorosi karin ee uu dalku galo 15 ilaa 20-ka usbuuc ee soo socda ayaa jawaab u noqon doonta waxa qabsoomi kara iyo waxa kale.

Welwelka hadda i hayaa waa sida ay howlwadeennada caafimaadka ugu suurta geli lahayd in ay u gurmadaan degaannada xarakada Shabaab ka taliso.

Waa haddii sida aan caalamka intiisa kale ku aragnay uu dilaaga Aadanaha ku soo duulay uu si xowli ah ugu faafo dalkeenna.

Madaxwane Mideeye10 qodob oo hirgashay 3 sano ee Farmaajo Madaxweyne yahay.1- soo furashada Dhallinyaro Soomaliyeed oo k...
07/02/2020

Madaxwane Mideeye

10 qodob oo hirgashay 3 sano ee Farmaajo Madaxweyne yahay.

1- soo furashada Dhallinyaro Soomaliyeed oo ku jiray Xabsiyada wadamada Caalamka.

2- Hagaajinta nidaamka maaliyadeed ee dalka

3-tayeeynta iyo tirokoobista Ciidamada qalabka sida iyo shaqaalaha Dowlada

4- bixinta xaquuqda Shaqaalaha iyo ciidamada qalabka sida si joogta

5- dib u dhiska xarumo muhiima oo lagu dhisay iska wax u qabso

6- soocelinta maamulka hawada dalka oo laga maamuli jiray dalka dibadiisa

7- hanashada qabka iyo sharafka Soomaliya ku leheed Caalamka

8- furista Goobo si bilaasha wax uga bartaan caruurta

9- isfahanka iyo wada shaqaynta dowladaha dariska ee Soomaaliya, Itoobiya iyo Eratariya

10- wadashaqaynta wanaagsan ee Rasalwasaaraha iyo Madaxweynaha.

(Eid Mohamed Diriye). Share

Mahysaaa
15/12/2019

Mahysaaa

Address

Madaba
1122

Telephone

+252615215300

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ahmed nur Ali soocadde posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Establishment

Send a message to Ahmed nur Ali soocadde:

Share