Haraay Talk Show

Haraay Talk Show Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Haraay Talk Show, Video game, /54/a sarang Street 1 flr R. no. 4/a zaineb building, Mumbai.

Roberto
09/05/2021

Roberto

Pep Guardiola oo abaal Marin gudoonsiinayo Andres Iniesta sanadkii 1999. ๐Ÿ˜๐Ÿ’™๐Ÿ’™
03/05/2021

Pep Guardiola oo abaal Marin gudoonsiinayo Andres Iniesta sanadkii 1999.
๐Ÿ˜๐Ÿ’™๐Ÿ’™

Pelรฉ โ€ฒ Maalin maalmaha ka mid ah waxaan Xavi u sheegay haddii aan ka garab ciyaari lahaa isaga iyo Iniesta, manoqon lahe...
03/05/2021

Pelรฉ โ€ฒ Maalin maalmaha ka mid ah waxaan Xavi u sheegay haddii aan ka garab ciyaari lahaa isaga iyo Iniesta, manoqon laheyn mid dhaliyaa 1.283 gool oo kaliya, ee waxaan noqon lahaa mid dhaliya wax ka badan 3.000 ". ๐Ÿคฏ๐Ÿคฏ

Adigu maxee kula tahay?

XUSHMEY DIINTAADA SI LAGUU XUSHMEEYO!Kulankii u dhaxeeyay Leicester iyo Crystal Palace aya arbiitarihii waqti kooban joo...
01/05/2021

XUSHMEY DIINTAADA SI LAGUU XUSHMEEYO!

Kulankii u dhaxeeyay Leicester iyo Crystal Palace aya arbiitarihii waqti kooban joojiyay iyadoo ciyaarta mareeso 35 daqiiqo si uu ugu ogolaado in uu afuro ciyaaryahan Wesley Fofana cajiib.๐Ÿ‘

Markaa diintaada seetahay u raacdo waxaa qasab ah in dadyowga kale an Muslimka ahayn in ay ku xushmeeyaan.

Mourinho oo la cayriyay!Waxaa jira qoraal sheegaya in Mourinho la ceyriyay sababo la xiriira inuu ka soo horjeestay shee...
19/04/2021

Mourinho oo la cayriyay!
Waxaa jira qoraal sheegaya in Mourinho la ceyriyay sababo la xiriira inuu ka soo horjeestay sheekada European Super League.

Saana wee dhici kartaa haddii aynan wax is badalin!
19/04/2021

Saana wee dhici kartaa haddii aynan wax is badalin!

Rasmi:Waxaa la xaqiijiyay ugu yaraan saddex daan (3) Mendy in uu mid gaarayo finalka UCL, ugu badnaana hadii ayba labo k...
15/04/2021

Rasmi:
Waxaa la xaqiijiyay ugu yaraan saddex daan (3) Mendy in uu mid gaarayo finalka UCL, ugu badnaana hadii ayba labo ka mid ah gaarin.

Koobkaan waa kii PSG haku dalina
14/04/2021

Koobkaan waa kii PSG haku dalina

Messi oo ka hor yimid Real Madrid tan iyo markii uu Ronaldo ka tagay oo ku biiray Juventus wax gool ah k**a dhalinin:7 k...
11/04/2021

Messi oo ka hor yimid Real Madrid tan iyo markii uu Ronaldo ka tagay oo ku biiray Juventus wax gool ah k**a dhalinin:

7 kulan
567 minutes
0 gool iyo 0 caawin

Dhibcihii Dariska oo an soo dareenay.
10/04/2021

Dhibcihii Dariska oo an soo dareenay.

AC Milan
07/04/2021

AC Milan

Address

/54/a Sarang Street 1 Flr R. No. 4/a Zaineb Building
Mumbai
400003

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Haraay Talk Show posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category