Jacfardinho Official

Call Directions Contact the establishment

Jacfardinho Official Content creator, Reaction,story teller,sugaan dhaadhi

23/10/2026

Yurub geenyo jacaylka waraysigeeda wax badan ba ka yar khaldan ninka waraysayaana maaha ehel faneed ama qof suugaanta xita inyar ka fahansan

23/10/2026

Wiilkan somaliga aya Arin geesinimo leh sameeyey ka dib marki u badbaadiyey caruurta bus iskuul saarnayd oo darawalki xanuusamady

22/10/2026

Ilhan omar oo wajahaysa culaysyo aad u badan xag dhaqaale iyo xagga xukuumadaba

21/10/2026

Waddanka Bangladesh aya sheegay in sucuudigu ogaysiin labada qof we ay dilka ku fuliyeen cadayna aanay arag

21/10/2026

Wadamada yurub waxa ka ka socda mudarahadyo xadhkaha goostay dhalinyaradu ku dalbannayan wax ka bedel oo ku qotoma 4 arin
1 maceeshada
2 kirada guryaha
3 budget ka waxbarashada
4 shaqo la'aan
Isweydi kuwa somalida maxa u naf ah aan ahayn qabyaalad.

20/10/2026

Nin iyo xaaakii oo sida la sheegay fal dhaqan xumo ah ku sameeyey Masjid ka barakaysan aya boqortiyada sucudigu xukun dil ah ku fulisay siday kula tahay?

20/10/2026

Kiiski wiilka galkacyo oo go'aanki so baxay iyo ninka liiban la dhaho oo wiilka la siiyey

19/10/2026

Kiiska wiilka gaalkacyo laysku haysto waaba jahawareer caadiya

18/10/2026

Kiis galkacyo ka dhacay wiil laysku haysto cida dhashay oo 7 qof laysaga dilay arinkiisa aya hooyadi dhashayna la dhaariyey haddana laguma kala bixin DNA ma la kala qaado ama lays dhaariyo

17/10/2026

Laba nin oo turkey ah oo calanka Somalia gubay oo hadal hayn badan dhaliyey iyo sababta ay u gubeen oo aan ka garanayn

Address

Medan
20135

Telephone

+6285805310873

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jacfardinho Official posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Establishment

Send a message to Jacfardinho Official:

Shortcuts

Share