Amin Sheikh Mohamed

Amin Sheikh Mohamed Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Amin Sheikh Mohamed, Poet, London.

12/01/2026

Gabay wacdi iyo waano ah (Dardaaran)

19/04/2024

Geel iyo wax gooyaa
Isma gaada dhaamaan

18/04/2024

Raranka iyo reyskuba
Run ahaanti waa ciid
Raad kalaase kala rogay

16/04/2024
14/04/2024

Nimaan ka cabsan warankaa
Wacad kaama celiyaa
Waayeelku oran jiray

13/04/2024

Raja malahan ruuxii
Laga qaado ruuxdii
Asgoon rabbigi qirin

12/04/2024

Deeqaha ilaahey
Dadku waa u simanyahay
Waase saad ku doontaa

10/04/2024

Ciid mubaarak
عيد مبارك

Address

London

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Amin Sheikh Mohamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category