Najah badal

Najah badal ربّ اشرح لى صدري، ويسّر لى أمري، واحلل عقدة من لسانى يفقه قولي
(1)

29/08/2026

“Dadku aamusi maayaan, Ciddii hadal dhibayo ayaa ku dhib qabta”. Guuleed dafac

Voss Tv Codka shacanka
28/08/2026

Voss Tv Codka shacanka

In aynu gaadhno Milyan badhkii(500K) waxaa ka dhiman laba kun oo qof. Maanta ma awoodan in aad ku tuurtan intaas?

Bogga waxaad ka helaysan: Wararkii Soomalida oo dhan ayaad ka helaysan; gaar ahaan kuwa deriska ah ha soo raacan. Wixii arrimo bulsho iyo qadiyado masiiri ah ayaa lagaga hadlaa. Inta bukta iyo kuwa dhibana codba loogu noqda. Markasta oo uu kaco taagerana siisan waxaa kordhaya dad loo hadlo, kuwa la taagerayo, xoggaha Caafimad ama dhaqo iyo kuwa la baafin doono. Dad bishii Bogga eega iyo inta follow gareysa iskuma dhawa. Dadku badi dusha ay kala socdaan.

Luuq kasta ka tuura, la waddaaga asxaabtina, oo halkan ka mention garee.

27/08/2026

😂😂

26/08/2026

"In qumbulad miskiin lagu dhuftaa ma aha qaynuun"

26/08/2026

Waa ilmihii yaraa ee Harar joogay loona waayay daawada Kansarka wax loo siiyo. Ilmaha yar lacag yaroo loo uruuriyay mid turjumaana kala goostay. Markiii shalay la baahiyay lacag 220K ayaa gaadhay.

Aabahed waa oday da'a oo isagiiba xannunsan, hooyaded waxaa ku xeeran duruufo badan oo baadiyaha Ceerigaabo ayay ku nooshahay. Habar yarted ayaa siddeed bilood Itoobiya la warreegsay kuna sahay beeshay.
Lix bilood ayay daawada kansarka qaadan doonta. AdisAbaba in la geeyo ayaana beri h**e loo sheegay laakin dhaqaale lagu geeyaa loo waayay. Hada way soo qaadayaan. Ogowna carruro badan oo AdisAbaba bilo aad ku hayseen markii dembena kansarka ka Caafimaday ayaa jira.

Si lacag daawo iyo joogitaanka AdisAbaba loogu dhamaystiro fadlan qof walba wixii aad awoodo dir.

Lambarka habaryarted: 0993342167
Magaca ku qoran: Ayaan Siciid

Lambarka Laanta: +252638034248
Magaca: Ayaan Siciid.

Qof walbaw sii Faafi, waxaad ka qayb qaadan in ay arkaan dad wax la baxa.

22/08/2026

Waa macmiil (Customer )

20/08/2026

Saldanada Cidagale ❌
Macaamiisha Xirsi✅

18/08/2026

Siidaa wiilka yar ee inaadeerkaa ah ee kuu xidhan

17/08/2026

Beenaalahaa wajigii maamada leh hadday qaar u xidhanyihiin uu isagu xidhay

17/08/2026

Cabdalle sandheere Ciise yaqaan baanu ahayn

Address

B
Birmingham

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Najah badal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Establishment

Send a message to Najah badal:

Shortcuts

Share