24/07/2026
Hambalyo Guudahaan Reer Somali Galbeed
Maanta oo kale July 24th, 2022. Ayay ahayd markii uu madaxwaynaha DDS , Mudane Mustafe Muxumed Cumar, kasoo garab muuqday halyeeyada ciidanka amaanka deegaanka soomaalida oo soo afjaray idkudaygii iyo duulaankii kooxda argagixisada ah ee alqushaash.
Waxay ahayd maalin quluubta iyo niyada shacabku ay la jirto geesiyada difaaca ugu jira marwalba ilaalinta amniga iyo xasilloonida nololeed ee bulshada DDS.
Su,aal. Maalintaa halkeed ku sugnayd maxaadse dareemaysay markii ay soo bexeen sawirada iyo muuqaalada madaxwaynaha oo ciidanka kula hadhimaynaya banaanada huluul, cadawgiina la jabiyay?.
Plze Follow iyo like No saar