Jiilka KTBFFH 💙

streaming inaa ku soo laaban doona u badan tahay asxaabteeda kickisoo boqdaa inshAllah
31/05/2026

streaming inaa ku soo laaban doona u badan tahay asxaabteeda kick

isoo boqdaa inshAllah

Madueke rigoorada ugu dambeysay qaada diiday aa la leeyahay shalay markaasu Gabriel geesinimo farta uu taagtaywaa sheeka...
31/05/2026

Madueke rigoorada ugu dambeysay qaada diiday aa la leeyahay shalay markaasu Gabriel geesinimo farta uu taagtay

waa sheekadi hada kahor camal drogba la qorsheeyay rigoorada shanaad inuu qaato red card la siiyay badalkiisa Terry farta taagtay oo uu kufay sidaas ku waaynay ucl ka

laakin waxaa qosol badan mister gamba mirir sida palmer rigooro lagula dhego waa yaqaana markee ucl final timidna inu gambada iska siibay oo shacab ku dhex dhuuntay 😂

Arsenal Allaha ni barakeeyo horyaalkiina walaalayaalDhulkaaan maya ❌
30/05/2026

Arsenal Allaha ni barakeeyo horyaalkiina walaalayaal

Dhulkaaan maya ❌

YEEEEEEEEEEEESSSSSSSSSS🏃💨💨💨💨💨💨💨💨💨💨💨ALLEZ LES PARISIEN 🇫🇷PSG BANOONIGA SHARAFTIISEY BADBAADIYEEN 🤝
30/05/2026

YEEEEEEEEEEEESSSSSSSSSS

🏃💨💨💨💨💨💨💨💨💨💨💨

ALLEZ LES PARISIEN 🇫🇷

PSG BANOONIGA SHARAFTIISEY BADBAADIYEEN 🤝

Safonovow rigoore qatar ku tahay maqlay wax na tus bal 🙆‍♂️👀
30/05/2026

Safonovow rigoore qatar ku tahay maqlay wax na tus bal 🙆‍♂️👀

30/05/2026

Psg wee daaleen ragi adkaanee waa badaleen inee rigooro ogolyihin uu ektahay taasne noo maa fiicno hadaa nahay mucaaradka baqti nasiib

Penalty ka bad baadnay

Enrique iyo PSG low block oo ee eesan waligood arkin lagu haaya wax waa kala furfuri la’yihiinGabriel si bahalnima uu di...
30/05/2026

Enrique iyo PSG low block oo ee eesan waligood arkin lagu haaya wax waa kala furfuri la’yihiin
Gabriel si bahalnima uu difaactamayo 🙈

kvara jeebka lagu haystaaa oo ma muuqdaba

Goalka havertz dhaliyay waa nuuca Alla ku siiya oo wax lagu qaado hayeey 🙈

45 minutes dhiman maxaa nii baxay Arsenal champions of Europe ma la xamili karaa 🙈

Arne slot waa ku daaayaymar h**e inee buriyaan ee eheed waliba 2 isbuuc kahor hadii ee burin lahaayeen saacan Alonso ee ...
30/05/2026

Arne slot waa ku daaayay

mar h**e inee buriyaan ee eheed waliba 2 isbuuc kahor hadii ee burin lahaayeen saacan Alonso ee haysa lahaayeen 😂

liverpool fans gudaha ka ooynaayan Iraola kubadiina ku soo baxaaya isku qaboojiya 🥛

Hada iyo koow macalin raadis FSr waa fashil

Hello Paris ✌🏼magaalada dhaq dhaqaaq badan iyo isku diyaarin ka dareemaya maanta 👀shaashado waa weyn banaanada lagaga da...
30/05/2026

Hello Paris ✌🏼

magaalada dhaq dhaqaaq badan iyo isku diyaarin ka dareemaya maanta 👀

shaashado waa weyn banaanada lagaga daawan rabaa ciyaarta

Tuulaadeedi maan adaa mise dabaal daga ka qeyb qaata 🤔

Adresse

La Roche-sur-Yon
85000

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Jiilka publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Contacter L'entreprise

Envoyer un message à Jiilka:

Partager