Wariye zaxan saxo

Wariye zaxan saxo Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Wariye zaxan saxo, Art, Jimma.

wararka ugudoorkaron Wasiir goodax iyo puntland oo wali iskudhagan sh.shariif  oo hadalo dowlada lidikuah jediyey qaraxy...
01/02/2020

wararka ugudoorkaron
Wasiir goodax iyo puntland oo wali iskudhagan sh.shariif oo hadalo dowlada lidikuah jediyey qaraxyo casimada kadhacay oo khasaare badan aangeysan aroosyada jayna oo shuruuda koobad in afka laduubto aythy sababtu waa fayruska kadilaacay dalkaas hagaag fikirkaaga nooreb fdln lakta hahilmamin

Ahlusuna oo madaxweyne udooratay sh.shaakir iyo baarlamanka galmudug oo musharaxiinta utartameyda kursiga ugu sareya gal...
29/01/2020

Ahlusuna oo madaxweyne udooratay sh.shaakir iyo baarlamanka galmudug oo musharaxiinta utartameyda kursiga ugu sareya galmudug kadhageystey khudbad jedintodi sideese u aragta dorashada sh.shakir nogureb fikirkaga comentiga

28/01/2020

Art

Baxsashada wasiir janan boliska ayaa xaqiijiyey balse mesha uukusuganyahay ilaahada lamaxaqiijinkaro walow ay warar hoos...
28/01/2020

Baxsashada wasiir janan boliska ayaa xaqiijiyey balse mesha uukusuganyahay ilaahada lamaxaqiijinkaro walow ay warar hoose oo aynu helayno shegayaan in moqdisho uusankabixin lamanakala cadeynkaro ilaayo hada halka uu kagasuganyahay moqdisho

wasiir janan oo kasogostey xabsigi mogdisho
28/01/2020

wasiir janan oo kasogostey xabsigi mogdisho

28/01/2020

asc iskudey inaad bogan kuxirnaato inshalla warar dhacdoyin shekoyin xigmaeysan iyo ganacsigaba kalasoco lake nosar fdln wll

28/01/2020

bogan kalasoco dhacdoyin warar shekoyin xiisoleh iyo ganacsigaba lek saar sharena dheh plz

Address

Jimma

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wariye zaxan saxo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category