Somali Wargeys Website.

Somali Wargeys Website. Activist

Waxyaabaha aanan soonka jebinin waxaa ka mid ah: 1. Dhiig qof loo shubo3. Qubeyska4. Cadaysiga5. Candhuufta 6. Cunid & c...
28/02/2025

Waxyaabaha aanan soonka jebinin waxaa ka mid ah:

1. Dhiig qof loo shubo
3. Qubeyska
4. Cadaysiga
5. Candhuufta
6. Cunid & cabid aan loo qasdin - hilmaan
7. Matag kusoo dhaafay oo aadan uqastiyin
8. Janaabo kaa imaatay adigoo maalinkii hurda
9. Waaga oo kuu barya adoo janaabo qaba

Waxyaabaha Soonka jebiya waxaa ka mid ah:

1. Cunid & cabid
2.Jimaaca maalinkii
3. Matag kas la isaga keeno
4. Cirbado nafaqo leh oo la qaato
5. Shahwada oo la isaga keeno si kas ah
6. Caadada & xeydka dumarka
7. Hadii uu diinta ka baxo isagoo soomman
8. Haddii uu waasho isagoo soomman

Sidoo kale, iska illaali waxyaabaha naaqusiya ajirka soonka oo ay ka mid yihiin:

1. Xanta
2. Caayda
3. Isku dirka
4. Beenta
5. Indhaha oo meel xun lagu eego
6. Dhegaha oo xumaan lagu dhegeysto
7. Qamaarka oo la dheelo
8. Dagaalka

Waxyaabaha sare u qaada ajirka soonka waxaa ka mid ah:

1. Qur'aan akhriska badan
2. Salaadaha sida taraawiixda & tahajudka
3. Wanaaga oo la is-faro xumaanta oo la iska reebo
4. Dariiqa oo laga qaado waxyaabaha dadka dhibaaya
5. Indhaha oo la laabo
6. Carrabka oo la xakameeyo
7. Masaajidka oo la cammiro
6. Farjiga oo la dhowro

Soonka qofku waa uu iska Afuri karaa hadii Saddexdan mid yahay.

1. Haduu yahay musaafir
2. Haduu xanuunsado xanun daran
3. Hadey.Tahay Hooyo ayna u cabsato ilmaha ay nuujinayso ama midka caloosha ku jira .

Insha'allaah alle hayna gaarsiiyo bisha barakaysan ee Ramadaan - sii faafi qoraalkan oo walaalaha kale gaarsii si ay uga faaiidaystaan.

Harare Media page follow dheh wllo

Somaliya oo sanadkan dhammaadkiisa hawada sare u direeysa Dayaxgacmeed ugu horeyey sidokale wuxu M/W uu sheegay in laga ...
23/02/2025

Somaliya oo sanadkan dhammaadkiisa hawada sare u direeysa Dayaxgacmeed ugu horeyey sidokale wuxu M/W uu sheegay in laga dhisaayo xarun dayaxgacmeed sanadkan

Dowladda Itoobiya iyo Ruushka ayaa gaaray heshiis lagu horumarinayo kaabeyaasha tamarta Nuclear-ka ee Itoobiya, kaas oo ...
21/02/2025

Dowladda Itoobiya iyo Ruushka ayaa gaaray heshiis lagu horumarinayo kaabeyaasha tamarta Nuclear-ka ee Itoobiya, kaas oo qayb ka ah qorshaha lagu dhisayo warshad casri ah oo tamarta Nuclear-ka ah.

Sidoo kale, heshiiskan waxaa ku jira in Itoobiya loo tababaro saynisyahanno ku takhasusay dhinaca Nuclear-ka iyo in la taageero teknolojiyadda lagu hirgelinayo mashruucan, taasoo Addis Ababa u suurta-gelin doonta dhammaystirka warshadda horumarsan ee Nuclear-ka.

19/02/2025

# Wax yaabaha aanan soonka jebinin waxaa ka mid ah.

1. Dhiig qof loo shubo
3. Qubeyska
4. Cadaysiga
5. Candhuufta
6. Cunid & cabid aan loo qasdin / hilmaan
7. Matag kusoo dhaafay oo aan qasad aheyn
8. Janaabo kaa imaatay adigoo maalinkii hurda
9. Waaga oo kuu barya adoo janaabo qaba

# Wax yaabaha Soonka jebiya waxaa ka mid ah:👇🏻

1. Cunid & cabid
2.Jimaaca maalinkii
3. Matag kas la isaga keeno
4. Cirbado nafaqo leh oo la qaato
5. Shahwada oo la isaga keeno si kas ah
6. Caadada & xeydka dumarka
7. Haddii uu diinta ka baxo isagoo soomman
8. Haddii uu waasho isagoo soomman

# Sidoo kale, iska illaali waxyaabaha naaqusiya ajirka soonka oo ay ka mid yihiin:👇🏻

1. Xanta
2. Caayda
3. Isku dirka
4. Beenta
5. Indhaha oo meel xun lagu eego
6. Dhegaha oo xumaan lagu dhegeysto
7. Qamaarka oo la dheelo
8. Dagaalka

# Waxyaabaha Sare u qaada Ajirka soonka waxaa ka mid ah 👇🏻

1. Qur'aan akhriska badan
2. Salaadaha sida'taraawiixda & taajudka
3. Wanaagga oo la is-faro xumaanta oo la iska reebo
4.Dariiqa oo laga qaado waxyaabaha dadka dhibaaya
5. Indhaha oo la laabo
6. Carrabka oo la xakameeyo
7. Masaajidka oo la cammiro
6. Farjiga oo la dhowro

# Soonka qofku waa uu iska furi karaa haddii 👇🏻

1. Hadu yahay musaafur.
2. Hadu xanuunsado xanun daran
3. Hooyadu Hadii Ay ucabsato ilmaha ay nuujinayso ama midka caloosha ku jira.

# Alle Ha inaga aqbalo acmasha soonka iyo salaada

Aamiin aamiin aamiin

27/12/2024

Hobolada qaranka

Address

Jijiga

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+251902090262

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Wargeys Website. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Establishment

Send a message to Somali Wargeys Website.:

Share