Daalati$labadatog dhaxdooda

Daalati$labadatog dhaxdooda dadaal si,aad inoqoto guulayste layaqaano

16/09/2022

Shuruucda Imtixaanka Fasalka 12aad

Waxyaabaha uu xaqa uleeyahay ardayga
Ardaygu jaamacada dhexdeeda waa inuu ka helaa cunto, daawayn, furaash iyo barkin.
Arday kastaa waxa uu xaq uleeyahay inuu isticmaalo lebereeriga, suuliga, xamaamka, goobaha shaaha lagacabo.
Jaamacada dhexdeeda waa inay amni guud helaan.
Wakhtiga uu imtixaanku bilaabmayo waxa uu xaq uleeyahay ardaygu inuu helo kursi iyo miis uu wax kuqoro.
Waxaa ay ardaydu xaq uleeyihiin inay imtixaanka hal maalin ka hor lasiiyo wacyigalin.

Xilka iyo waajibaadka laga rabo ardayga
Waa inuu ardaygu soo qaato kaarka ogolaanshaha (Admission Card) marka uu imanayo goobta uu imtixaanku kadhacayo.
Waa inuu arday kastaa marka uu imanayo jaamacada uu wato aqoonsiga ardaynimo ama aqoonsiga deganaanshaha.
Arday kasta waxaa xaqloogu leeyahay in baadhis dhamaystiran lagu sameeyo.
Arday kasta waxaa ka mamnuuca inuu xerada jaamacada dhexdeeda iyo fasalada la soo galo alaabaha ka mamnuuca ah.
Arday kastaa waa inuu soo qaato qalin qori, qalin-jar iyo tirtire (masasaxe).
Arday kastaa waa inuu ixtiraamaa shuruucda imtixaanka.
Arday kastaa waa inuu goobta imtixaanku ka dhacayo kala shaqeeyo masuuliyiinta goobta in maamulka imtixaanku si saxa u qabsoomo.
Arday kastaa inta aanu imtixaanku bilaabmin kahor waa in fasalka laga helo.
Ardaygu haddii uu imtixaanka horay udhameeyo bookletka ama waraaqaha su’aalaha waxa uu ku wareejin imtixaan ilaaliyaha fasalka.
Waa inuu ardaygu marka uu imanayo jaamacada lagu qoray uu soo qaato go’ buste iyo harqada barkinta.

Waxyaabaha loo ogolyahay ardayga
Cuntooyinka qalalan
Boorsada dharka ama ta gacanta dharka caadiga ah iyo kabaha.
Lacag
Waxyaabaha la isku nadiifiyo sida:- saabuunta jidhka, shaanbo, loshin, codishiner, iwm.

Waxyaabaha ka mamnuuca ah ardayga
Lama soo qaadan karo Moobaylada, Kaameerooyinka wax duuba, Fargashiyada Kaameerada leh, hubka aamusan sida mindi, makiinad, dhalo, iwm

Ardayda Jaamacada dhexdeeda waxaa loogu diyaarin Call Center

Hambalyo hambalyo baga ayaad nabadkugaadheen qaybkamid ah yoolashiinii horay ugsii socda insha allaah
01/09/2022

Hambalyo hambalyo baga ayaad nabadkugaadheen qaybkamid ah yoolashiinii horay ugsii socda insha allaah

29/08/2022

sabada horadhigri ee kutaala togagobeele ee degmada mayumuluqo ayaa kamid ah hantida uguwayn ee wakhtiga xagaaga ayhaysato bulshada soomaalidu sabadan waxaa halkii maalin kacabikara kumanaan xoolo ah

sabadan ayaa inbadan bulshada oromiya ay iskudayeen inay gacanta kuhayaan balse umasuuroobin inkastoo dadbadan ay darteed udhinteen

Hadaba imika maxaa cusub naga filo mardhow iyadoo faahfaahsan

Hadii aad tahay muwaadin udhashay D.D.S gaarhaan deg.mayumuluqo ogow halkan inaytahay hantida aad haysato kuwa uguqiimah...
29/08/2022

Hadii aad tahay muwaadin udhashay D.D.S gaarhaan deg.mayumuluqo ogow halkan inaytahay hantida aad haysato kuwa uguqiimahabadan dhinaca dhulka

29/08/2022

masna guuxa waa midkamid ah goobaha ugumuhiimsan degmada mayumuluqo sidookale sabada horadhigri ayaa lamid ah labadan goobood ayaa kamid ah goobaha mayu loogudhimanjiray

29/08/2022

Allahayow aduunyada maxaa wax isumuuqmuuqda

goobtan magaceeda hadaadgaran soosheeg saxiibayaal
29/07/2022

goobtan magaceeda hadaadgaran soosheeg saxiibayaal

Address

Jijiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daalati$labadatog dhaxdooda posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category