Shabcaan Aaden

Shabcaan Aaden wellcome to my Real page all my FFF

22/04/2026
Waxaa Caawa Lagu Qabtay Xarunta Dalxiiska Magaalada Shabeellay, Munaasibad Qaybka Ah Xuska sannad garuudii 33-aad 23-ka ...
23/01/2026

Waxaa Caawa Lagu Qabtay Xarunta Dalxiiska Magaalada Shabeellay, Munaasibad Qaybka Ah Xuska sannad garuudii 33-aad 23-ka January 2026.

Munaasibadan oo ay ka soo qaybgaleen Madaxweynaha DDS, Mudane Mustafe Muxumed Cumar,Madaxweyne ku-xigenka DDS, Mudane Ibrahim Cusman Faarax, Afhayeenka Gollaha Xildhibaanada DDS Marwo Ayaan Cabdi,Masuulinta sare ee deegaanka iyo heer federaal bahda fanka iyo bulshada Qaybaheeda kaladuwan.

Munaasibad oo qayb ka ah xuska sanad-guurada 33-aad ee 23-ka January, oo ah maalinta aasaaska Deegaanka,lagu xusay munaasibad isugu jirtay casho-sharaf iyo bandhig faneed.

Waxaa farxad ii ah magaalada shabeellay inay noqotay hoyga dalxiiska deegaanka iyo dalka, islamarkaana ay martigalinayso wufuuda deegaanka somalida timaada.

Address

Jijiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shabcaan Aaden posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share