Kalid kamal Kaydsane

Kalid kamal Kaydsane Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Kalid kamal Kaydsane, Art, Jijiga.

05/02/2025

Shout out to my newest followers! Excited to have you onboard! Maxamad Maxamuud, Siciir Mohamed, Tayasiir Baradho, Najmo Maxamad Xuseen

كل مَنْ عَلَيْهَا فَانٍ * وَيَبْقَىٰ وَجْهُ رَبِّكَ ذُو الْجَلَالِ والاكرام. Nafley kastaa wey dhimane, waxaa la isosheg...
11/02/2024

كل مَنْ عَلَيْهَا فَانٍ * وَيَبْقَىٰ وَجْهُ رَبِّكَ ذُو الْجَلَالِ والاكرام.

Nafley kastaa wey dhimane, waxaa la isoshegay geerida Aderkay sh Mahamed saahid oo hada ku nafbaxay magaalada jigjiga
Naxariis waasac ah alle hasiiyo
Dhamaan ehelka iyo Reer Ciin samir iyo iiman alle haka siiyo Aaammiinn

اللَّهُمَّ اغْفِرْ لَهُ وَارْحَمْهُ، وَعَافِهِ، وَاعْفُ عَنْهُ، وَأَكْرِمْ نُزُلَهُ، وَوَسِّعْ مُدْخَلَهُ، وَاغْسِلْهُ بِالْمَاءِ وَالثَّلْجِ وَالْبَرَدِ، وَنَقِّهِ مِنَ الْخَطَايَا كَمَا نَقَّيْتَ الثَّوْبَ الأَبْيَضَ مِنَ الدَّنَسِ، وَأَبْدِلْهُ دَارًا خَيْرًا مِنْ دَارِهِ، وَأَهْلًا خَيْرًا مِنْ أَهْلِهِ، وَزَوْجًَا خَيْرًا مِنْ زَوْجِهِ، وَأَدْخِلْهُ الْجَنَّةَ، وَأَعِذْهُ مِنْ عَذَابِ القَبْرِ وَعَذَابِ النَّارِ.

Subax wanaagsn
22/09/2022

Subax wanaagsn

Waayeel Jaamac Xaashi ayaa Ciidanka Xoogga Gaarka ah ee DDS ugu deeqay lacag dhan 4milyan oo birr.
28/08/2022

Waayeel Jaamac Xaashi ayaa Ciidanka Xoogga Gaarka ah ee DDS ugu deeqay lacag dhan 4milyan oo birr.

Magacaabis cusub.1.kornayl Maxamed Mustafe ayaa loo magacaabay Loojistiga guud ee ciidanka Xoogga Gaarka ah DDS. 2.Korna...
25/08/2022

Magacaabis cusub.

1.kornayl Maxamed Mustafe ayaa loo magacaabay Loojistiga guud ee ciidanka Xoogga Gaarka ah DDS.

2.Kornayl Nimcaan Cabdi Muxumed ayaa loo magacaabay madaxa Caafimaadka Guud ee Ciidanka Xoogga Gaarka ah DDS.

Address

Jijiga

Telephone

+251929253736

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kalid kamal Kaydsane posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category