23/10/2014
Jigjiga(ESTVNEWS): Xukuumada DDSI oo maanta ansixisay xubnaha capinet Cusub
Jigjiga(ESTVNEWS): Magacda xubnaha capinetka Cusub ee Xukuumada DDSI oo maanta ansixisay waxaa kamid ah.
1. Mudane Mawliid Haayir, madaxwayne kuxigeenka ahna wasiirka Waxbarashada ee DDSI.
2. Marwo Sucaad Axmed Faarax, madaxwayne kuxigeenka ahna wasiirka Xaf. Xoolaha, Beeraha iyo Hor/Miyiga DDSI.
3. Mudane C/xakiim Cigaal Cumar, madaxwayne kuxigeenka ahna wasiirka Xaf.H/guud iyo dhismaha warshadaha DDSI.
4. Mudane Aadan Kuusaw Cali, Hanti dhowrka guud ee DDSI.
5. Mudane C/casiis Maxamed Cabdi, Madaxa Xarunta dhexe ee XDSHSI lehna awood M/wayne kuxigeen.
6. Mudane Yaasiin Cabdi Waris, Hogaanka Nabadgalyada iyo Cadaalada DDSI.
7. Mudane Axmed Maxamed Shugri, Madaxa wakaalada Dakhliga DDSI.
8. Mudane Khadar Cabdi Ismaaciil, wasiirka Ganacsiga iyo Gaadiidka DDSI.
9. Maajida Maxamed Maxamuud, wasiirka Adeega shacabka iyo kobcinta awooda.
10. Mudane C/jamaal Axmed Qaloonbi, wasiirka Xeer Ilaalinta iyo Cadaalada guud ee DDSI.
11. Mudane Maxamed Daahir Ismaaciil, madaxa Kahortaga iyo u diyaargarowga masiibooyinka DDSI.
12. Marwo Raxma Maxamuud Haybe, wasiirka Arrimaha Haweenka, Dhal iyo Caruurta ee DDSI.
13. Eng.Idris Ismaaciil Cabdi, Wasiirka Xaf. Xidhiidhka dawlada, Dhaqanka iyo dalxiiska ee DDSI.
14. Mudane Naasir Axmed Madaxa Xaf.Tababarada, Xirfadaha iyo Farsamada (TVET-ka) ee DDSI.
15. Mudane Salaad Cismaan Madaxa Wakaalada Jidadka ee DDSI.
16. Dr. Cumar Maxamed, Kuxigeenka Wasiirka Caafimaadka ahna kusimaha Xaf. Caafimaadka DDSI.
17. Marwo Fartuun Cabdi Mahdi, Wasiirka Hor. Khayraadka Biyaha ee DDSI.