Axmadmacad.suugaan

Axmadmacad.suugaan axmad cabdi xusen (axmad macad)
waxan xiiseya suuganta afka hooyo
qof kasta o jecel suganta wan jchy run ku hadal hadi kale aamus

10/04/2026

Dibiga doolo wa urugo qabe abaxda jiilale.lo,du oonka way wada qabta erayse waw gaare.ushu way ku taalla darkana ka af garacnaaye.wax san ma arko eraygu maqlana taa kasi adage.qofka hadi xil wayn lo igmadu exeeda laga roone.meeshi asxan iyo midmnimo ururshe lo dortay.hadu amar ku taaglayn shacbiga ugu awood shegto.ummada u dhexebay ahayd ololihisiye. Haduuse qaar eryado o ka dhigo dibigan eedaysan.iska celiya weyan sharcigu wa iblays dadahe.ku ekeeya duulan kan iyo ululidas weeye.illalaahu kaga siiya o so afjara weeye.ha ilmeyo aarmiga ku rida ebar kasi weye.sidi uuto baadiya halgaad kaga ih sii weeye

Address

Jijiga

Telephone

+251940864129

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Axmadmacad.suugaan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Establishment

Send a message to Axmadmacad.suugaan:

Shortcuts

Share

Category