26/02/2026
🚨🚨🚨🚨🚨🗣Victor Osimhen: “Waxaan jeclaan lahaa inaan ku aadin Liverpool."
Weeraryanka Galatasaray iyo Xulka Nigeria ayaa afka furtay ugana digay asxaabtiisa inay ku aadaan Liverpool hadda.
Victor Osimhen ayaa yiri:
“Sida daacada ah haddii aan kuu sheego, la kulanka Liverpool hadda waxay noqon doontaa wax u eg aargoosi.
Wax badan ma dhihi doono balse runtii waxaan jeclaan lahaa inaan ku
victor osimhen leen rabnaa