21/08/2026
Allaha Abwaan khabiir Yusuf Jibriil Cawl oo caawa Nairobi ku geeriyooday. Ehelki, qoyskii iyo Qarabada reer Århus dhamaan samir iyo iimaan allaha naga wada siiyo. Wuxuu ahaa odey soomaliyeed xeeldhhere dhaqanka soomaaliyeed. Geeridu waa xaq waa la dhimanayaa kitaabkiisa gacanta midig allaha ka siiyo.