Amiir deeq

Amiir deeq Kontaktinformationen, Karte und Wegbeschreibungen, Kontaktformulare, Öffnungszeiten, Dienstleistungen, Bewertungen, Fotos, Videos und Ankündigungen von Amiir deeq, Würzburg.

Goolkii ugu horreeyay ➕ caawintii (assist) ugu horreysay ee xilli ciyaareedka Premier League ee Blues! 🍿💙Cole Palmer ✖️ ...
24/08/2026

Goolkii ugu horreeyay ➕ caawintii (assist) ugu horreysay ee xilli ciyaareedka Premier League ee Blues! 🍿💙
Cole Palmer ✖️ João Pedro oo dab qabadsiiyay! 🔥 Fulham

aan Aragon hee
24/08/2026

aan Aragon hee

19/08/2026

wax isku faloo wax run ah noo soo duuba

19/08/2026

maxay Kula tahay

m cucurella ayaa dab tay timaha
29/07/2026

m cucurella ayaa dab tay timaha

🚨 RASMI: Xilligii Neymar ee xulka Brazil wuu dhammaaday. 💛💚🥺Neymar ayaa si rasmi ah u shaaciyay inuu soo afjaray safarki...
29/07/2026

🚨 RASMI: Xilligii Neymar ee xulka Brazil wuu dhammaaday. 💛💚🥺

Neymar ayaa si rasmi ah u shaaciyay inuu soo afjaray safarkiisii xulka qaranka Brazil.

Wuxuu yiri:

«"Waqtigeygii aan la qaatay xulka Brazil wuu dhammaaday, waa dhamaaday. Taariikh ayaan ka sameeyay halkaas, aad ayaan ugu faraxsanahay wixii aan la kulmay. Waxaan u huray dhiiggeyga iyo naftayda mar walba oo aan difaacayay funaanadda jaalaha ah, laakiin hadda uma maleynayo inaan doonayo inaan mar kale u ciyaaro." ❤️‍🩹👋🏼»

Dhamaadka xilli taariikhi ah. 🐐

shaley friendly waxaa ciyaaray real Madrid iyo Chelsea labadoodaba way badiyeen
29/07/2026

shaley friendly waxaa ciyaaray real Madrid iyo Chelsea labadoodaba way badiyeen

real Madrid kulankii xalay way badisay
29/07/2026

real Madrid kulankii xalay way badisay

m.cucurella ayaa yiri ani balan tii waa Ka soo baxay reer Barcelona Haka soo baxaan
29/07/2026

m.cucurella ayaa yiri ani balan tii waa Ka soo baxay reer Barcelona Haka soo baxaan

jamie gittens goal Chelsea 3:3
28/07/2026

jamie gittens goal Chelsea 3:3

Adresse

Würzburg

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Amiir deeq erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Service Kontaktieren

Nachricht an Amiir deeq senden:

Verknüpfungen

Teilen