Abdiladiif Omer

Abdiladiif Omer Halkan fikir aana cidna ku rali galinaynin ban kuso gudbiya sxb

Saanbuuse laga aadaamay weeye shekhow hadlkaagu iyo qiiq isku qarin
11/10/2023

Saanbuuse laga aadaamay weeye shekhow hadlkaagu iyo qiiq isku qarin

Ilahay amrkii Xasan Sheekh Maxamuud markuu kursigaa salka saraba 4jiho ee somalia ka kobantahy xabadu mar kaliya unbay i...
04/10/2023

Ilahay amrkii Xasan Sheekh Maxamuud markuu kursigaa salka saraba 4jiho ee somalia ka kobantahy xabadu mar kaliya unbay is qabsan isaguna meshii la rabay inuu dabkaas damiyo xabaduu isusii raacin tolow ma caa cawimadaa ku badanaysa holacu markastoo uu bato??

28/09/2023

Faadumo gariyo horta axmed miyuu dilay

meel ay ku danbaysay gabdhasi GK war ma ka haysaan kolay kuwo waxbadan ka warhaya ma ahidine???

Musafe wuxuu Iska dhaadhiciyay oromo inay gariga dhulkiisa qadan karto. hadii qadiyadaas aad iskuba qancisay ood ciidank...
23/09/2023

Musafe wuxuu Iska dhaadhiciyay oromo inay gariga dhulkiisa qadan karto.

hadii qadiyadaas aad iskuba qancisay ood ciidankii deganka ka dhaxeyay aad dirayskii ugadhigtay yaysan shacabka difaacin

ma waxaad aminsanatahy gurigan ku yaala garabcase ee habadii CMC ah in canjera xabashida aad si nabada ugu cuni dontid
habeen madan jirin walee hadaad hanyaridaa umada la horjoogto ee deganka iyo dadkaba difaaciisa lagaa baryi mayee sidan wax kabadal hanoo dhako diranine ama ader kursiga iskaga tag adigiyo oromo filimkaan aad wadataan horay baan usoo dawanaye

Gadhsiya ader hadii eebe idankeda leyahay

Ilahy badal khayr qaba hasiiyo umada somaliyeed ee  magalada ganacsiga ee wajale dabka qabsaday ku wayday hantidodii ami...
17/09/2023

Ilahy badal khayr qaba hasiiyo umada somaliyeed ee magalada ganacsiga ee wajale dabka qabsaday ku wayday hantidodii amiin

Maxaa la isu waydiin wayay dabka umada somaliyeed ee ku dhaqan geeska afriga sida isdaba jooga ah u haysta hantidooda !?

oo aan ognahay dabkan dabkii ka horeyay inuu 2malmood ka hor uun qabsaday magalada ( milxo) kii kaas kasii horeeyayna uu ahaan taywankii magalada ( JJG) +Hargaysa+ Bossaso+muqdisho+ iyo hada OO wajaale ah

Malaga yabaa eebahren inuu garabkena ka baxay?

Doqoni qufacday meel laga gadhayna ma oga

Ciidanka dalka ee Gorgor iyo haramacad mahadsalaad wuu soo dhamays tirayMacwuslay iyo besha xawaadlana hadaa loo soo jes...
03/09/2023

Ciidanka dalka ee Gorgor iyo haramacad mahadsalaad wuu soo dhamays tiray

Macwuslay iyo besha xawaadlana hadaa loo soo jestay

Qabyo badan baa utala mudane xasan wuuna dhamays tirayaa

13/02/2023

Duqayntii ugu xoganayd baa hada ka socota laasocanod

13/02/2023

Waa san ma idiin baryay walala reer SSC gar ahan laasacano?

24/07/2018

Geed baa isagoo lahadlaya Gudin wuxuu yiri guduneey hadaan gabal igamidi ku garabsiinaynin imaadan goyseen
Ana anoo Oromo lahadlaya waxaan idhi Oramooy hadaan ehelkay kala irdhiysnayn Imaydaan asiibteen
Ujeedo shacabka Somalia 🇸🇴 Galbeed xalku wuxuu kujiraa cadawgiina inaad isku meel ugasoo wada jeedsataan

Maxaad utaqanaa magaceeda bal isku day???
15/07/2018

Maxaad utaqanaa magaceeda bal isku day???

Adresse

Sömmerda

Öffnungszeiten

Freitag 09:00 - 17:00
Samstag 09:00 - 17:00
Sonntag 09:00 - 17:00

Telefon

+4915218833079

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Abdiladiif Omer erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Service Kontaktieren

Nachricht an Abdiladiif Omer senden:

Teilen

Kategorie