Wariye Iskoriye

Wariye Iskoriye fiiro gaar ah

22/08/2021
Runtii waa wax laga naxo xaalada caafimad ee wariye Khadar Mucalim Deeq oo mudo ku dhaw sadex sano xaaladiisa caafimad l...
12/06/2021

Runtii waa wax laga naxo xaalada caafimad ee wariye Khadar Mucalim Deeq oo mudo ku dhaw sadex sano xaaladiisa caafimad liidatay, qofka xauunsada ayaa dareemaya xanuunku wuxu yahay maanta maalin u ka jilicsan yahay ma jirto qof qoys ah oo aabo ah oo shaqaysanayay balse maanta xanuun ka adkaaday mudona xanuun u jiifay

Illahay waxan uga baryaya in u xanuunka ka dulqaado oo dambi dhaaf uga dhigo aamiin 🤲🤲🤲

Golaha Deegaanka Degmada Gar-adag ee gobolka Sanaag ayaa goordhawayd lagu dhawaaqay Axmed Maxamed Faahiye, guddoomiyaha ...
02/06/2021

Golaha Deegaanka Degmada Gar-adag ee gobolka Sanaag ayaa goordhawayd lagu dhawaaqay Axmed Maxamed Faahiye, guddoomiyaha Guddida Doorashada ee degmada.

Sagaal xubnood ayay ka kooban yihiin waxa loo kala helay.

4 Kulmiye ah
3 Waddani ah
2 UCID ah.

Degmooyinka kale ee Somaliland ayaa la filayaa in iyana warwalba tii dhammaata lagu dhawaaqo.

N.B : marwalba natiijadani waa hordhac.

"Habluhu waxay mudanyihiin  sharaf iyo karaamo xisbiga wadani intay hablihii is ag joojiyeen oo ay sii jeediyeen  ayay  ...
28/05/2021

"Habluhu waxay mudanyihiin sharaf iyo karaamo xisbiga wadani intay hablihii is ag joojiyeen oo ay sii jeediyeen ayay ku qoreen muusa yaabay arinkaasi ma mudno dhaqan ahaan iyo diin ahaanba markaa sidaa uu xisbiga wadani hablihii usii jeediyay ayay shacabka somalilana xisbiga wadani uga sii jeesteen".

Wasiirka Beeraha Axmed Muumin Seed.

Sadaxdan Midkee ugu liita ?  Bal Aan aragno Magac ugu badan ee la So qoro .
28/05/2021

Sadaxdan Midkee ugu liita ?

Bal Aan aragno Magac ugu badan ee
la So qoro .

    ayaa gacanta ku haya YouTube kii sharmo boy .Waxaana dabka saaran   iyo
27/05/2021

ayaa gacanta ku haya YouTube kii sharmo boy .

Waxaana dabka saaran iyo

Madaxwayne muuse bihi muxuu ugu qayb geli waayey Aaskii Abwaan Sooraan isaga oo burco jooga burcona lagu Aasayey Abwaank...
27/05/2021

Madaxwayne muuse bihi muxuu ugu qayb geli waayey Aaskii Abwaan Sooraan isaga oo burco jooga burcona lagu Aasayey Abwaanka Alle how naxariistee?

Aaskii ismail cumar gelle Walalki wuxu kaga qayb galay Djabuuti safar dheer kadib.

Madaxweynayaashii Sharafta Lahaa   ku Sharfa✅
27/05/2021

Madaxweynayaashii Sharafta Lahaa ku Sharfa✅

Madaxweynahii Ugu Horeeyay Somaliya ee asagoo Mar 2aad Tartamayo Heesto Taageerada Shacabka 0%.
27/05/2021

Madaxweynahii Ugu Horeeyay Somaliya ee asagoo Mar 2aad Tartamayo Heesto Taageerada Shacabka 0%.

Ciise Cabdi Ismaaciil (Jawaan) ayaa Maanta La   wayay 😭😭Geeridii ku timi   Ibraahim Ismaaciil Sugulle ( ) oo Ay Mudo soo...
27/05/2021

Ciise Cabdi Ismaaciil (Jawaan) ayaa Maanta La wayay 😭😭Geeridii ku timi Ibraahim Ismaaciil Sugulle ( ) oo Ay Mudo soo Wada Shaqeeyaan, Abwaan Sooran aya Maanta lagu Aasay magalada Burco, waxaa kasoo qayb galeen Boqolaal dad wayne ah, Abwaan Jawaan oo aha Qof aad iskugu dhowaayen aya lasiiyay Kelmada ku aadan Aas Abwaan Sooran, Balse Abwaan jawaan Ayaa Ilmada Ceshan wayay, waxuu aha Saaxiibkiisa ay mudo Fanka kusoo Wada jireen, Sooran ayaa Aha Abwaan/ Jilaa, Waxuu ahaa aabe leh 3 Caruur Iyo 2Xaas , Abwaan Sooran ayaa aha Qof Bulshada Soomaaliyeed aya Jecel Yihiin Majaajiladiisa, Deeqsi Ah , Alle kacabsi badan, Inaalilaahi Waa ilhy Raajicuun, Alle subxanuhu watacaala ha unaxriisto..

Abdikarim Ahmed

Qodobada War-murtiyaadka Waxaa ugu waa weyn, in la bedelo xubnaha guddiga Doorashada ee doodda dhaliyay.In guddiga Doora...
27/05/2021

Qodobada War-murtiyaadka Waxaa ugu waa weyn, in la bedelo xubnaha guddiga Doorashada ee doodda dhaliyay.

In guddiga Doorashooyinka ay dhaxdooda iska soo doortaan guddoonkooda.

In Gudoomiyaha Garbahaareey iyo Maamulkiisaba uu soo magacaabo Madaxweynaha Jubbaland, in amniga ay sugaan Amisom Boolis ah.

In guddiga doorahada Soomaaliland uu 6Xubnood uu soo magacaabo Gudoomiyaha aqalka sare.

In ciidamada aysan ku milmin siyaasadda.

In 60 Maalmood gudahood ay ku dhacdo Doorashada Soomaaliya.

Arinta Soomaaliland Waxaa hogaaminaya Ra’iisul Wasaaraha asaga oo la tashanaya Gudoomiyaha aqalka iyo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka.

Xigasho: Abdulkadir OK

Madaxwaynaha Muuse Biixi Oo ku sugan Burco ayaa yidhi:-"Geerida Sooraan waxaan ka tacsiyadaynayaa dadka Afsoomaaliga ku ...
27/05/2021

Madaxwaynaha Muuse Biixi Oo ku sugan Burco ayaa yidhi:-

"Geerida Sooraan waxaan ka tacsiyadaynayaa dadka Afsoomaaliga ku hadla oo dhan..."

Adresse

Naumburg/Saale
0123

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Wariye Iskoriye erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Teilen

Kategorie