Dhacdoyinka Caalaamka

Dhacdoyinka Caalaamka Munich is the capital of Bavaria. be respecfull to get respect our paople

With more than 1.4 million inhabitants, the largest city in Bavaria and Hamburg to Berlin and the third largest city of the Federal Republic of Germany.

MAXAAD KA TAQAAN (ALMA IYO LAYLA)♥♥♥♥♥♥♥♥♥alma waxay ahad 16 sano jir laylana wxay jirtay 18 sano wakhtigi ay dhiganayen...
20/02/2013

MAXAAD KA TAQAAN (ALMA IYO LAYLA)










alma waxay ahad 16 sano jir laylana wxay jirtay 18 sano wakhtigi ay dhiganayen dugsigia sare ee henry hig school france.
wxay goaansaden inay xijaabka qaatan.
11.1.2003 wuxu ansixiyay maamulka anshxa iskoolku in laga cayriyo si k**a danbays ah sababtoo ah waay diideen in xijaabka ay iska daayaan.
laakin si kastoo oo lagu cadaadiyay labadas gabdhood oo u dhashay dalka france goaankoodi waxba k**a badalin inay xijaabkooda xirnadaan wxayna intaas k**i daren alma iyo layla inay qoraan book lamagac baxay alma iyo layla xijabku wa jacaylkayga
bookas oo nuxurkisu aha labadii gabdhood oo muslimka ahaa oo u barbar dhigay dhibkasta oo kaga timid xijabkoda.
alma iyo layla arinkooda wa waynaa marka loofiiriyo gabdho badan oo xijabkoda ka tagay
by inta diinta jecel

19/02/2013

WAAN KUQANACSANAHY DIINTAYDA
marka shiikh sudaysi dhaho istawi micnaha isku diyaraya sixida safka salaaada.
waxay usoo bandhigeen qayb kamid ah ducaada islamka nin u dhashay dalka maraykanka muuqaalka xaramka wadaadka o iskudiyarinaya inu tujiyo salaada.
wxay waydiiyen wakhti intee laeg ayay qadanaysa inay safka salada hagajiyan oo ay garbaha iskuqabtaan dadkas tukanaya?
wuxuu kujawabay 2 saac illa 3 sacadood wxayna u raciyen xaramku wa afar qaybood
markasu yiri ninkii maraykanka aha marka waxay qadanaysa 12 saacadood.
waxayna u raaciyeen dadka tukanaya way kala luuqado duwanyihiin.
wuxuuna yiri maba dhici karto marka in saf la galiyo.
markasa wakhtigi salada yimid wuxuuna yiri shiikh sudaysi istawuu,
waxayna dhamaan galeen safaf ad u qurux badan oo qaatay 2 daqiiqo gudahaod
yaa ka nidaam fiican diinteena?
رضيت بالله رباً وبالإسلام ديناً وبمحمد صلى الله عليه وسلم نبياً ورسولا
share gare walal khayrka oo ad faafiso waxay lamid tahay adiga oo sameyay

isbarbar dhig stop ta baabuurta iyo erayada kuqoran
17/02/2013

isbarbar dhig stop ta baabuurta iyo erayada kuqoran

fiiri maxa farqi udhaxeya yarantadi iyo markad duqaowdo ilaahay waxan kabaryayna khatumo wanagsan
16/02/2013

fiiri maxa farqi udhaxeya yarantadi iyo markad duqaowdo ilaahay waxan kabaryayna khatumo wanagsan

ODAY LABADAAN NIN KEED TAHY 1 AMA 2
16/02/2013

ODAY LABADAAN NIN KEED TAHY 1 AMA 2

qofka ka tagay akhrinta quranka miyadan xishood daremayn hadi ad sawirkan aragto
15/02/2013

qofka ka tagay akhrinta quranka miyadan xishood daremayn hadi ad sawirkan aragto

HAMBALYO AROOS: waxaan halkaan hambalyo aroos oo aan lasoo koobi karin ugaga dirayaa saaxiibkay CabdiQani Cawil(CQani Xa...
13/02/2013

HAMBALYO AROOS: waxaan halkaan hambalyo aroos oo aan lasoo koobi karin ugaga dirayaa saaxiibkay CabdiQani Cawil(CQani Xayaab) iyo marwadiisa Farduus Xassan Cabdi(Guurre) oo aqal galkoodu doraad oo taariikhdu ahayd 10.02.13 uu ka dhacay Boqortooyada Midowday(UK) Gaar ahaan London. Waxaan leeyahay noqda qoyskii isku waara ubad khyr qabana kala hela Ammiin

GABDHOOW AMANTIINDA IYO DUCADIINA MIDNA MASOO KOOBI                KARO LAKIN INTAAN HORMARIS UQAADTAGabay---(calaf ha k...
13/02/2013

GABDHOOW AMANTIINDA IYO DUCADIINA MIDNA MASOO KOOBI KARO LAKIN INTAAN HORMARIS UQAADTA


Gabay---(calaf ha kuu raacco)

calmashada jacaylkaa mid garan calaf ha kuu raaco
cilmi diin ah ruux lagu yaqaan calaf ha kuu raaco
caqli dheeri ruux lagu yaqaan calaf ha kuu raaco
codkar hadal ah ruux lagu yaqaan calaf ha kuu raaco
colaadihii ruux aan dhex galin calaf ha kuu raaco
waligiis mid aan caasi noqon calaf ha kuu raaco
ruux aan ku caaradin carfoon calaf ha kuu raaco
markii aad cayaayiri lahayd ama caweyneyso
ruux yare ciyaartaada garan calaf ha kuu raaco

calmashadaa markii aad heshiyo ruux ku caashaqa
oo aad caruus maagan tahoo lagu cillaan saaro
ilaahay cadaab kuma tusoo kuma cagaageeyo
cimri dheer ilaahay ku sii caafimaad badan leh
ilaahay caruur badan k**ii caasi aan noqonin
cawo iyo casayriyo Ilaah curadyo kuu dhaliyey
awlaad caafimaad wada qaboo wada cibaadaysta
inta ciidda tiradeedu tahay camal sanoo gaara
cimri dheer cibaado suuban iyo ubad ciyaaraya
oo wada cafiifoo wanaag lagu calaameeyey
oo coodku reeraha u yaal cayn walboo yahay
guri aan colaad iyo lahayn cabasho nooceedba

udgoonay aduunyada jiroo Eebbe kuma ciilo

WAXA LAGA WARIYAY IMAAM SHAFICI                                    WA SHEEKO QOSOL BADANwaxaan ugu baxnay safar dalka ye...
13/02/2013

WAXA LAGA WARIYAY IMAAM SHAFICI
WA SHEEKO QOSOL BADAN


waxaan ugu baxnay safar dalka yemen waxaanan diyaarsanay casho kadibna waxaan galnay salaadii cishaha iyado cashadi noo diyarsantahay cashaduna waxay ahayd labo digaagadood.
waxaana timid dawaco ama dacawo qofba siduu u yaqaan waxayna qadatay mid kamid ah labadii digaagadood wayna carartay markii an salaada kabaxnay baan ka xumanay inago iswaydiinayna ayan ka aragnay meel fog iyadoo afka kuhaysata digaagtii.
waxayna dhigtay digaagtii meel aad nooga fog wayna istagtay markas kadib ayan weerar kuqadnay wayna ka carartay markaan dultagnay maba ahan digaagii e wa wax u eg anagoo dultagan ooo ku qoslayna ayay naso dama martay oo hadana qaadatay tii kale k*k wayna carartay iyado nagu qoslaysa markeeda aniga iyo culamadi kale

12/02/2013

QISO AAD U MACAAN

caisha allaha ka raali noqde aya waydisay nabiga scw dumarkaaga yad ugu jeceshah?

waxa u nabigu scw kujawaabay adiga.
waxayna kujawabtay caisha orad bax oo dhamantood uusheg inaad aniga iigu jeceshahay.
wa dhoola cadeeyay waxa uuuna siiyay faraanti waxa uuna kuyiri cawa markan isku nimaano dhamaanten ayan ushegaya lakin cidna ha ushegin farantigaan.
wuu baxay waxa uuna u tagay midkasta oo xaskiisa kamid ah isagoo u geeyay faraanti
waxa uuuna ushegay inaysan cidna iskaga shegin midkasta.
habenki marki laysku yimid dhamaan ayay caisha waydisay allaha ka raali noqde xaaasaskaaga yad ugu jeceshahay rasulki alloow?
wa dhoola cadeyay rasuulku waxa uuna yiri gabadha faraantiga ayaaan ad ujeclahay
waxaana qoslay dhamantood iyadoo midkasta gaarkeed farxad u daremayso
yaa kaa cadaalad badan rasuulki allaa muxamed scw

inta caqliga u saaxiibka ah 4 taas gaari yaaa mudnaanta 1koowad iyo 2aad iskaleh
12/02/2013

inta caqliga u saaxiibka ah 4 taas gaari yaaa mudnaanta 1koowad iyo 2aad iskaleh

hadalka qaarkiis waa adigoo qofka gacan uqaaday ka taxadar hadalkaga
12/02/2013

hadalka qaarkiis waa adigoo qofka gacan uqaaday ka taxadar hadalkaga

Adresse

Himan Street
Munich
81379

Telefon

+4915214057457

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Dhacdoyinka Caalaamka erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Service Kontaktieren

Nachricht an Dhacdoyinka Caalaamka senden:

Teilen