Zakia boy

Zakia boy We are one somalia οΏ½ πŸ™‹β€β™‚οΈπŸ‘ŽπŸΏπŸ‘πŸΏπŸ˜˜πŸ˜˜πŸ€πŸ†ŽπŸ˜‚πŸ‡ΈπŸ‡΄β€οΈπŸ’ͺ🏾πŸ’ͺπŸΎβ˜€οΈπŸ˜ŠπŸ™‹πŸ₯³πŸ‘ΈπŸ˜­πŸ˜‚πŸ’‹πŸŸπŸ™‹πŸ˜‚πŸ˜‡πŸ˜‡πŸ˜ŒπŸ˜ŠπŸ™‚πŸ₯°πŸ₯ΊπŸ˜’β˜ΉοΈβ˜ΉοΈ

Alle ha u naxariistee waxaa maanta magaalada Hargaysa ku geeriyooday  Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi.
18/08/2022

Alle ha u naxariistee waxaa maanta magaalada Hargaysa ku geeriyooday Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi.

Madaxweynihii h**e Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa gaaray 1M oo qofood. Waana siyaasigii ugu h**eeyay oo Soomaali ah o...
01/08/2022

Madaxweynihii h**e Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa gaaray 1M oo qofood. Waana siyaasigii ugu h**eeyay oo Soomaali ah oo boggiisa uu gaaro Hal Milyan
Hamplyo hamplyo mode madaxweyneMohamed Abdullahi Farmaajo πŸ₯³πŸŽˆ

Dadku Magaca Guud iyo Muuqa Waa Ka Siman Yahay Balse Ma Jirto Shaqsi Aan Ku Bedelan Karno, ❀ love Saar
24/07/2022

Dadku Magaca Guud iyo Muuqa Waa Ka Siman Yahay Balse Ma Jirto Shaqsi Aan Ku Bedelan Karno, ❀ love Saar

imisa Qof oo Jamaahiirta Farmaajiisamka ah baa Halkaan ku Jirta ?Maka Mid Tahay adigu ? Shea and love ❀️ dheh
18/07/2022

imisa Qof oo Jamaahiirta Farmaajiisamka ah baa Halkaan ku Jirta ?

Maka Mid Tahay adigu ? Shea and love ❀️ dheh

Bismillah,Waxaa Sharaf ii ah inaan Dhammaan walaalaheyga Jamaahiirta Farmaajiizamka ku mideeysan iyo kuwa faraha badan l...
18/07/2022

Bismillah,

Waxaa Sharaf ii ah inaan Dhammaan walaalaheyga Jamaahiirta Farmaajiizamka ku mideeysan iyo kuwa faraha badan leh ee dhawaan nugu soo biiri doonaba aan Halkan idinkula wadaago Loogada Rasmiga ah ee aan u-isticmaali doonno habsami-usocodka howlaheenna.

Waa Labbo Summad oo isku design ah, kali ah waxay ku kala duwanyihiin, mid waxaa ku qoran magaca Jamaahiirta Farmaajiizamka oo dhameystiran halka kan kale uu ka koobanyahay labo xaraf oo kali ah, kuwaas oo ah Jamaahiirta oo aan xarafka (J) ka soo qaadanay iyo Farmaajiizamka oo aan xarafka (F) ka soo qaadannay.

Jamaahiirta sharafta leh waxaan idinka codsanayaa inaad Cod galisaan oo aad hoos igula wadaagtaan qofkasta kan uu u arko inaan qaadanno kuna shaqeyno. Mahadsanidiin

18/07/2022

Somaliland waligen ma aqonsanayno
Madaxweyno ismacil cumer gele ay sedas dhahy marka maxe is ku dalinayaa

Haddaad u xiistay ❀saar
18/07/2022

Haddaad u xiistay ❀saar

18/07/2022

Wa malin an qalbiga ku wayenthy
Inta an nolahy ma ilowe dono wax u ino qabtay Mohamed Abdullahi Farmaajo wa xasos no gar ah 🫑🫑🫑🫑

18/07/2022

Maanta waa maalinta dhageysiga adduunka.
World Listening Day 😊

Dad badan dhabtii way ku adag tahay in qofka la hadlayo ay si wanaagsan u dhageystaan. Qaar baa xataa dadka hadalka boqol mar kasoo dhex gala, ama maanta dhan sidii Raadiye camal ayaga keligood ula hadla, taasna dabci wanaagsan ma ahan.

Ilaahay qofka waxa uu u sameeyay laba dhago iyo hal af, waxaana muhiim ah in qofka inta uu hadlayo laba-laabkeeda uu wax dhageysto.

Dhageysigana waa dabci wanaagsan, sidaa daraadeed ayaa maalin dhan loogu sameeyay.

Maxaad ku dari lahayd intaas?
Duhur wanaagsan 😊

18/07/2022

Maanta waa maalinta Emojiga adduunka.
World Emoji Day 😊
Ma nala wadaagi kartaa Screenshot ahaan emojiskii ugu danbeeyay ee aad isticmaashay.
Galab wanaagsan 😊

Adresse

GΓ€rnerstrs 51
Munich
80992

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Zakia boy erfΓ€hrt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht fΓΌr andere Zwecke verwendet und Sie kΓΆnnen sich jederzeit abmelden.

Service Kontaktieren

Nachricht an Zakia boy senden:

Teilen

Kategorie