19/03/2023
Illahay baa ina dilayee tani ma gobonimaa
maxbuus aad haysatid inaad jirdil u geysatid kuwo adiga lagaa hayona laguu dhayo xitaa in la jirdilo iska dhaafe
Dhulbahantoow maxaabiistaad ka haysaan soomaalilaan-tu malaha wey ka quusteene shaqadiina qabsada ayaan idin leeyahay idinkaba waxba laydinma xeerin waxaad xeerinaysaan garan maynee.