Islamisch-Somalische Gemeinde Hamburg e.V.

Islamisch-Somalische Gemeinde Hamburg e.V. Kontaktinformationen, Karte und Wegbeschreibungen, Kontaktformulare, Öffnungszeiten, Dienstleistungen, Bewertungen, Fotos, Videos und Ankündigungen von Islamisch-Somalische Gemeinde Hamburg e.V., Kulturzentrum, Hamburg.

آللھـ {آمـ ـ ـيـ ـ ـن} ــمـ   #1448
15/06/2026

آللھـ {آمـ ـ ـيـ ـ ـن} ــمـ


#1448

27/05/2026

Ciid Mubarak Dhamaan umada islaamka gaar ahaan umada Soomaaliyeed ee Magalad Hamburg iyo Nawaaxigeeda ku nool.


السہ‿لًٱ۾ عَلْيّہ‿كَ۾ وٍرٍحَمُہ‿ةٌ اللَّہ‿ہ وبركاته Birito uu Sabti ah 11.04.2026 waxaa Masaajidkeena Imamu shaafici ee ...
10/04/2026

السہ‿لًٱ۾ عَلْيّہ‿كَ۾ وٍرٍحَمُہ‿ةٌ اللَّہ‿ہ وبركاته

Birito uu Sabti ah 11.04.2026 waxaa Masaajidkeena Imamu shaafici ee Magalada Hamburg Marti noogu ah Sheekh Abu Dalxa, halkaas oo uu Maxaadaro ka jeedin doono.

Ka faa‘ideysi wacan.

{خُذْ مِنْ أَمْوَالِهِمْ صَدَقَةً تُطَهِّرُهُمْ وَتُزَكِّيهِم بِهَا} [التوبة: 103].{وَمَا أُمِرُوا إِلَّا لِيَعْبُدُوا ا...
08/03/2026

{خُذْ مِنْ أَمْوَالِهِمْ صَدَقَةً تُطَهِّرُهُمْ وَتُزَكِّيهِم بِهَا} [التوبة: 103].

{وَمَا أُمِرُوا إِلَّا لِيَعْبُدُوا اللَّهَ مُخْلِصِينَ لَهُ الدِّينَ حُنَفَاءَ وَيُقِيمُوا الصَّلَاةَ وَيُؤْتُوا الزَّكَاةَ ۚ وَذَٰلِكَ دِينُ الْقَيِّمَةِ} [البينة: 5].

{وَالَّذِينَ فِي أَمْوَالِهِمْ حَقٌّ مَعْلُومٌ * لِلسَّائِلِ وَالْمَحْرُومِ} [المعارج: 24-25].

{إِنَّمَا الصَّدَقَاتُ لِلْفُقَرَاءِ وَالْمَسَاكِينِ وَالْعَامِلِينَ عَلَيْهَا وَالْمُؤَلَّفَةِ قُلُوبُهُمْ وَفِي الرِّقَابِ وَالْغَارِمِينَ وَفِي سَبِيلِ اللَّهِ وَابْنِ السَّبِيلِ ۖ فَرِيضَةً مِّنَ اللَّهِ ۗ وَاللَّهُ عَلِيمٌ حَكِيمٌ} [التوبة: 60].

Sakaatul fitriga waxay nadiifisa ama daahirsaa soonkaaga, qofka msikiinka ah ee aan wax heysana way Quudisaa.

فرضها الرسول ﷺ طهرة للصائم وطعمة للمساكين.

Assalamu calaykum dhaman bulshada somaliyed ee rer Hamburg iyo nawaxigedaMasjid imamu shaafici wuxu idinku war galinaya....
17/02/2026

Assalamu calaykum dhaman bulshada somaliyed ee rer Hamburg iyo nawaxigeda

Masjid imamu shaafici wuxu idinku war galinaya. In bari oo arbaca ah ay tahay maalinti ugu horaysay ee bisha Ramadaan Yado bisha laga arkay meelo badan oo dunida Muslimka

Waxan idin leedahay ramdaan Mubarak.

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته .Dhamaan walaalaha Soomaaliyeed ee ku nool Magalada Hamburg iyo Nawaaxigeed ,Waxa lala s...
16/02/2026

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته .

Dhamaan walaalaha Soomaaliyeed ee ku nool Magalada Hamburg iyo Nawaaxigeed ,

Waxa lala socodsiinayaa In Masaajidka Imamu Shafici ee magalaad Hamburg uu fursad aad kaga qeyb qaadan karto bisha barakeysan ee Ramadan afurinta walaalha Sooman ay kuu fureen.

Fursadaas oo aad Sanduuqa afuri walaalka ee ka furan masjidka aad kaga qeybqaadan karo lacag 20€ ah iyo wixii ka badan.

Qofka ama group isku tagay ee doonaya maalin dadka in ay ku afuriyaan masjidka waxay kaga qeyb qaadan karaa €270 maalinkii.

Qofkii doonaya fadliga weyn ee ramadanka iyo ajarka afurinta qofka soomaan in uu ka faa‘ideysto ha moogaan Sanduuqa afuri walaalka.

Masjidkiina Imamu shafici.

Assalamu calaykum, Dhamaan walalaha ku xidhan masjid Imamu shaafici Khudbadda jimcaha 16.01.26 ilaa Habenka axadu so gal...
14/01/2026

Assalamu calaykum,

Dhamaan walalaha ku xidhan masjid Imamu shaafici

Khudbadda jimcaha 16.01.26 ilaa Habenka axadu so galayso
Waxa Masaajidka Marti ah inogu ah

Shekh axmed alqasimi .

Kaso qayb qal muxadarayinka iyo ka faaiidasi wanagsan

27/12/2025

Waxa xaflad shahaadooyin lagu gudoonsiinayo Arday Juska 1-aad iyo Arday Juska 2-aad ka dhameeyay Masjidka iyo Madrasada Imamu Shafici ee magalada Hamburg lagu qabtay 20.12.2025 , xaflada waxa soo agaasimay macalimiinta Madrsada iyo Waalidiinta, ujeeda Xafladuu waxay aheyd ardayda in lagu dhiiragaliyo, si dadaalka barashada Quraan ka iyo Diinta ay u sii kordhiyaan. 🇸🇴🇩🇪

15/12/2025

Waxaa maalinkii Jimcaha 12.12.2025 xafladoodii maherka ka dhacday x/Qani iyo Nacima masjidka Imamu Shafici ee magalada Hamburg.

بارك الله لهما وبارك عليهما وجمع بينهما بخير

Adresse

Hamburg

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Islamisch-Somalische Gemeinde Hamburg e.V. erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Verknüpfungen

Teilen

Kategorie