Jirde Hussein

Jirde Hussein Is for my freinds Supportes

27/02/2026
Waxaan xalay daawaday ciyaar aad u xiiso badan, balse waxaa aad iiga yaabiyay Teknolojiyada casrigan la gaaray. Waxaad m...
01/05/2025

Waxaan xalay daawaday ciyaar aad u xiiso badan, balse waxaa aad iiga yaabiyay Teknolojiyada casrigan la gaaray. Waxaad moodaa inay meesha ka saartay dhadhankii Kubbada cagtu lahayd.

Inkastoo ay qurux badan tahay in Aadamaha la karaameeyo, hadana marka aan sawirkan arkay, waxaan markii h**e is iri ma w...
30/04/2025

Inkastoo ay qurux badan tahay in Aadamaha la karaameeyo, hadana marka aan sawirkan arkay, waxaan markii h**e is iri ma wufuud iyo dalxiisayaalbaa dadkan, Markaan sii akhriyay waxaan ogaaday inay yihiin Maxaabiis.

Faysal Cali Waraabe, qoraalka afka Hooyo allaha u fududeeyo.
25/04/2025

Faysal Cali Waraabe, qoraalka afka Hooyo allaha u fududeeyo.

Fudaydka Soomaalida, waa mid soo jireen ah mar walbana ku lifaaqan dhacdo walba oo cusub, ma daraasayno xaqiiqada dhabta...
24/04/2025

Fudaydka Soomaalida, waa mid soo jireen ah mar walbana ku lifaaqan dhacdo walba oo cusub, ma daraasayno xaqiiqada dhabta ah mana eegno sida dhabta ay wax u jiraan.
Ma jiro ilaa iyo iminka ruux is weydiiyay maxaa dowlada Turkey uga baxaya soo saarista shidaalka? 95% iyo 5% maxay tahay sida dhabta ah.
Ugu yaraan aan isku dayno inaan indho caafimaad qaba iyo maskax fayoow wax ku cabirno.
Aniga ra'yigeyga haddii lay weydiiyo Turkey iyo dowladaha la midka waxaan u arkaa Mafia cusub oo magac dowladeed ku shaqaysta kana faa'ideysta dhibaatada iyo duruufaha haysta wadamada saboolka ah.

Wabilahi Towfiiq

Ramadan Mubarak
10/03/2024

Ramadan Mubarak

Waxaan aad u soo dhowaynayaa qabqabashada iyo Masaafurinta soo galootiga, gaar ahaan kuwa Oromada oo meel wanaagsan mara...
13/02/2024

Waxaan aad u soo dhowaynayaa qabqabashada iyo Masaafurinta soo galootiga, gaar ahaan kuwa Oromada oo meel wanaagsan maraya magaalada Bosaso, Garowe ayaan iyadana waxaan rajaynayaa inay sidaasoo kale baraarugi doonto

Garowe ❤️❤️❤️The City that never goes back, no matter what the enemy says.
30/08/2023

Garowe ❤️❤️❤️
The City that never goes back, no matter what the enemy says.

Adresse

Spielmattstr . 20
Schattdorf
6467

Öffnungszeiten

Montag 09:00 - 17:00
Dienstag 09:00 - 17:00
Mittwoch 09:00 - 17:00
Donnerstag 09:00 - 17:00
Freitag 09:00 - 17:00

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Jirde Hussein erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Teilen