Ayatullah Qaraabo Jacayl

Ayatullah   Qaraabo  Jacayl Fadlan fallow and share wblhitfq.

اسلام عليكم، Ilaah baa mahad leh, Hadafkeena ugu weyn waa inaan wanaaga faafino, Xumaantana la dagaalno, Wuxuu nagu dhashay markan aragnay baahida wanaaga iyo bulashadii oo laga luminayo wadadii saxnayd.

31/12/2019
19/05/2019

asc ww walaalahayga qaaligaa ramadaan mubaarak, waxaan rajaynayaa inaan dhamaanteen shaqo wanaagsan qabanay , wixii aynu isku baranayna waxay ahaayeen hor ilaahay, waxaa guul ii ah inaan fariintaan idin soo gaarsiiyo, sababta aynaan wax badan oo khayr ah usoo post garayn maalmahan Ayaan idiin sheegayaa , waxaan kashaqaynaynaa insha allah inaan casharo iyo wanaag badan soo kordhino walaalyaal sida uGu dhakhsiyaha badan insha allah, waxaana kujirnaa qaban qaaabo xoogan oo lagu bari taarayo wanaaga iyo wax isu aan isusoo ducayno , guulaysta garabkiinana ALLAAH ha galo

Adresse

Rue De Lyon
Geneva
1214

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Ayatullah Qaraabo Jacayl erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Service Kontaktieren

Nachricht an Ayatullah Qaraabo Jacayl senden:

Teilen