Axmed Heersare

Axmed Heersare Aqoontu waxbay hagtaa
Akhlaaduna waa wanaag
Hadaa tahay waaya'arag
Aqligu waa kuu ilays – Axmed Heersare
(1)

🥰❤️
02/19/2024

🥰❤️

* Aqoontu wax bay hagtaa* Akhlaaqduna waa wanaag* Hadaa tahay waaya'arag* Aqligu waa kuu ilays* Aduunyadu waa ibtilo* Aa...
01/29/2024

* Aqoontu wax bay hagtaa
* Akhlaaqduna waa wanaag
* Hadaa tahay waaya'arag
* Aqligu waa kuu ilays
* Aduunyadu waa ibtilo
* Aakhiro baa loo socdaa
* Allihii ku abuuray baa
* Waxaad fali eegayoo
* Abaalmarin iyo ciqaab
* Midkaad mudan tahay ogsoon
* Ka bari inuu kuu arxamo
– Axmed Heersare

▪︎ Deeqsinnimo, geesinnimo, qabweyni iyo gobannimo lagu dheehay xeerinta dhaqanka suubban sida martisoorka, dhowrista ma...
01/28/2024

▪︎ Deeqsinnimo, geesinnimo, qabweyni iyo gobannimo lagu dheehay xeerinta dhaqanka suubban sida martisoorka, dhowrista maganta iyo biri-mageydada.

▪︎ Ilaalinta xeerdhaqmeedka, diinta iyo u gargaarista maatada iyo danleyda, dhiirranaanta iyo fahanka hadalada sarbeeban.

* Dhammaan kuwaasi waa qaybo kamid ah waxyaabaha ay ku sifaysnaan jireen soomaalidu taariikh ahaan.

▪︎ Dhanka colaadaha Soomaaligu maaha mid lagu degdego xaaladaha uu caraysan yahay ama uu joogo furimaha dagaalka.

▪︎ Kaliya waxaa looga guulaysan karaa loo adeegsado soomaali kale.
nala soco
generated image

Baalka gorayga ayaa ahaa mid tilmaan u ah geesinimada ninka madaxa ku sita.Barkin ayaa la yiraahdaa shaygan geedka ka sa...
01/26/2024

Baalka gorayga ayaa ahaa mid tilmaan u ah geesinimada ninka madaxa ku sita.

Barkin ayaa la yiraahdaa shaygan geedka ka samaysan ee madaxa ciidda looga ilaashado qoortana lagu nasiyo.

Soomaalidii h**e ayaa isticmaali jirtay labadaba balse dhegadhegaha maya.

Ninkani waa qoomiyadda Hamar ee ku nool Koofur-galbeed Itoobiya.

Follow - nagu taxnow mahadsanid

Dhiirrigelin : 01
01/26/2024

Dhiirrigelin : 01

Waa la isu gudcurinayaa! Itoobiyaanka waxaa la yiri maysan aqoon dagaalka habeynkii soomaalida ayay ka barteen mar dhow ...
01/22/2024

Waa la isu gudcurinayaa! Itoobiyaanka waxaa la yiri maysan aqoon dagaalka habeynkii soomaalida ayay ka barteen mar dhow ma maqasheen?

Raggii Marooko 🇲🇦  aaday gabdhaheeni ayay nagu direen. Hablihii cambaar aan kalareeb lahayn bay dhusha nooga wada tuuree...
01/22/2024

Raggii Marooko 🇲🇦 aaday gabdhaheeni ayay nagu direen. Hablihii cambaar aan kalareeb lahayn bay dhusha nooga wada tuureen see camal huunooy dar Ilaahay ku dega waynu joognaaye 😆🙈

01/22/2024

Arrinta badda soomaaliya | hordhac Axmed Heersare we need more to share more, thanks
, , somalia 🇸🇴

Address

Toronto, ON

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Axmed Heersare posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Establishment

Send a message to Axmed Heersare:

Shortcuts

Share

Category